Home » Entries posted by Webmaster

Jawabtii ilyas jamac + Ayanle sicid+Qaarka Ka Mid Ah Xil Saylac iyo Fariin Ku Socota Wasiir Xigeenka Cafimaadka iyo Wasiiru Dawlaha Amniga. Dr.khadar-Libaaxley

Jawabtii ilyas jamac + Ayanle sicid+Qaarka Ka Mid Ah Xil Saylac iyo Fariin Ku Socota Wasiir Xigeenka Cafimaadka iyo Wasiiru Dawlaha Amniga. Dr.khadar-Libaaxley

Nimanyohow af laba daanle baan hadalka dayneyne Daleedaha cidlada laga ma shubo hadal daylqaaf Dadku muuqa sare iyo magacuu ka simanyahay Balse maanka hoosiyo miyirkoodu kala wacan. Dacartii kacdiyo Cudur soo degaa La daweyn jiree Doqoniimo wali Dabiib yaa u helay? Siyaasi cabdi weyne xogta hadalkiisu wuxu xisaabsanaa ( Allahayow kufriyi maynoo kibir uga dhawaan […]

SPORTS:CHAMPIONS:Chelsea Oo Markii Shanaad Ku Guulaystay Koobka Premier Leaque-ga DAAWO MUUQAALADA DABAAL DEGA

SPORTS:CHAMPIONS:Chelsea Oo Markii Shanaad Ku Guulaystay Koobka Premier Leaque-ga DAAWO MUUQAALADA DABAAL DEGA

LUGHAYA SPORTS-Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa ku guulaystay koobka horyaalka Premier leaque-ga kadib markii xili danbe 1:0 ku soo garaacday kooxda West Brom. Chelsea ayay waqti dheer ku qaadatay in ay hesho goolka sida rasmiga ah ugu gacan galiyay koobka Premier Leaque-ga. Michy Batshuayi ayaa lagu xusuusan doonaa koobka shanaad ee horyaalka Premier Leaque-ga ee […]

WADALAHAASHIHII SOMALILAND OO MARBA MARKA DAMBEYSA KUSII SIQEYA QABIIL QUDHA KADIB MDW SILAANYO MARKII MAANTA UU LA KULMAY DP WORLD ISAGOO WATA WAFTI REERKIISA OO QUDHA AH.MAXAMED JEEX

WADALAHAASHIHII SOMALILAND OO MARBA MARKA DAMBEYSA KUSII SIQEYA QABIIL QUDHA KADIB MDW SILAANYO MARKII MAANTA UU LA KULMAY DP WORLD ISAGOO WATA WAFTI REERKIISA OO QUDHA AH.MAXAMED JEEX

Waxa ah wax foolxum ama laga yaakhyakhsoodo in reer qudhihi kaligii ruyoodo oo uuyidhaahdo cidna u jojin mayno oo uu diido talooyin dhawrkii sano ee la soo dhaafay ay siinayeen dad wax garad, aqoonyahano ama profeseero ahi oo uu ka mid ahaa pr. samatar. Taas oo ahayd in isaaqu ogolado ama qasab ku aqbalo in […]

SPORTS:Arsenal Oo Emarites Stadium Ku Garaacday Man United, Arsene Wenger Oo Ugu Danbayn Mourinho Kaga Guulaystay Kulan Premier Leaque-ga Ah

SPORTS:Arsenal Oo Emarites Stadium Ku Garaacday Man United, Arsene Wenger Oo Ugu Danbayn Mourinho Kaga Guulaystay Kulan Premier Leaque-ga Ah

LUGHAYA SPORTS-Arsenal ayaa guul xili ciyaareedkeeda muhiim u ah Emirates Stadium kaga gaadhay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Manchester United. Arsene Wenger ayaa ugu danbayn kulan horyaalka Premier leaque-ga ah ku garaacay cadowgiisa kowaad ee Jose Mourinho oo muddo dheer dhakada ka soo garaacayay. Waxaa guushan Arsenal ku hogaamiyay Granit Xhaka iyo Danny […]

SPORTS:Rajadii Koobka Premier Leaque-ga Ee Tottenham Oo Burburtay Iyo Chelsea Oo Caawin Wayn Ka Heshay West Ham

SPORTS:Rajadii Koobka Premier Leaque-ga Ee Tottenham Oo Burburtay Iyo Chelsea Oo Caawin Wayn Ka Heshay West Ham

LUGHAYA SPORTS-Rajadii ay Tottenham ka qabtay koobka Premier Leaque-ga iyo culayskii ay ku sii haysay Chelsea ayaa burburay kadib markii ay guuldaro 1:0 ah kala soo kulantay West Ham United oo ay marti ugu ahayd  London Stadium. Kooxaha ree London ee Tottenham iyo West Ham United ayaa kulankan ciyaarayay iyaga oo lahaa laba ujeedo oo […]

Kaadhka Codbixinta iyo Kaadh Diwaangalinta Waxay Ahayd In Mar Lawada Bixiyo BY:Maxamed Jeex

Kaadhka Codbixinta iyo Kaadh Diwaangalinta Waxay Ahayd In Mar Lawada Bixiyo BY:Maxamed Jeex

Waxa dhawaan la bilaabay qaadashada kaadhka cod bixiyaayaasha iyadoo horena loo qaatay kaadhka diwaangalinta codbxiyayaasha, waxaana haboonaynd iyadoo dhinacyo badan laga eegayo in hal mar dadka lawada siiyo kaadha diwaangalinta iyo kaadhka codbixiyaha, waxa jirta maanta in dad badan oo reer guura u badan aan laga helayn ama ay ka hayaameen goobtii lagu diwaangaliyay taasoo […]

BEELO KAMID AH BEELAHA SOOMAALIYEED OO LAGU TUH MAY INAY FULIYAAN DILALKA MOGIDISHO KASOCDA

BEELO KAMID AH BEELAHA SOOMAALIYEED OO LAGU TUH MAY INAY FULIYAAN DILALKA MOGIDISHO KASOCDA

Waxaa caado u ahayd tan iyo burburkii dawladii dhexe 1991 ilaa maanta in Mogdisho ay hooy u noqotay daadinta dhiiga dadka islaamka ah ee soomaaliyeed.waxaa taariikhdu ina tusisay in dawladii tan ka horaysay ee uu madaxda ka ahaa xasan sheekh ay isu xil qaami wayday nasiib daro in ay wax ka qabato dhiigaa qubanaya ee […]

SHIR AY KU KULANSADEEN WAXGARADKA BEESHA XASAN-SACAD KASOO DAARANAA AAYAHA SIYAASADEED EE BEESHU LEEDAHAY

SHIR AY KU KULANSADEEN WAXGARADKA BEESHA XASAN-SACAD KASOO DAARANAA AAYAHA SIYAASADEED EE BEESHU LEEDAHAY

Shir wadatashi ah Oo ay iskugu yimaadeen Waxgaradka,Aqoonyahanka,Dhaqanka,Dhalinyarta iyo Dhamaan Haldoorka Beesha XASAN-SACAD Ayaa lagaga Arinsanayay Ayaaha Siyaasadeed Ee ay Beeshu Leedahay Sidoo kale waxaa Si Buuxda la iskugu afgartay Dhamaan Ajandayaashii Shirka Waxaana intaa dheeraa oo ay Beeshu kumagacawday Shirka Gudi,Gudidaas Oo Ka Arinsan Doona Aayaha Siyaasadeed Ee Beeshu leedahay, Sidoo Kala Waxaa Halkaa […]

Fahanka Fiicani Waa Badbaado! Ka Digtoonow Oo Badbaadi Somaalida Baadiyowday Ee Ku Dhacday Shebekadihii Baadilka iyo Gaalnimada,Caruurtaada Bar Oo Ku Bar-baari Dariiqa Toosan

Fahanka Fiicani Waa Badbaado! Ka Digtoonow Oo Badbaadi Somaalida Baadiyowday Ee Ku Dhacday Shebekadihii Baadilka iyo Gaalnimada,Caruurtaada Bar Oo Ku Bar-baari Dariiqa Toosan

Waxaa muddoyinka dambe isa soo taraya fikrado lid ku ah islaamka, kuwo cusub iyo kuwo hore u jiray oo soo laba kacleeyey,duulaankii maskaxduna weli waa socdaa iyadoo loo helay isgaadhsiin gurigaaga laguugu keenayo shar iyo khayrba. Marka la eego soomaalida waxaa laga helay ugbaad iyo u nuglaan maadaama bur-bur ku dhacay,meelo cidlo ahna laga helay iyadoo ay […]

SIR CULUS DIIDMADA DHISID CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

SIR CULUS DIIDMADA DHISID CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED

Waxaan wada ogsoonahay in dalka soomaaliyeed lahaa ciidanka xooga qaranka soomaaliyeed oo difaaci jiray dalka bad,cir iyo dhulba.hayeeshee nasiib daro wuxuu burburay 1991 oo dalku galay dagaalo sokeeye.Markii ciidankii meesha kabaxay waxaa lumay amaankii gudaha gabi ahaan tiiba,kadibna waxaa soo galay cirkii iyo badii iyo barigiiba cadawgii shisheeye. Shaki malaha in dal aan lahayn ciidan […]

Page 1 of 1004123Next ›Last »

Recent Comments