Home » Archives by category » Baaq

African Union: Dr. Maman Sidikou New Special Representative For Somalia

African Union: Dr. Maman Sidikou New Special Representative For Somalia

The African Union has appointed Nigerien Dr. Maman Sidikou as its new Special Representative for Somalia.In a statement issued on Wednesday, the body said Sidikou will also head the AU Mission in Somalia (AMISOM).

Baaq Taageero Xoogan Ah Oo Ku Socda Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmibaadhista Iyo Tiknooljiyada Ee Somaliland

Baaq Taageero Xoogan Ah Oo Ku Socda Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmibaadhista Iyo Tiknooljiyada Ee Somaliland

Borama LUGHAYA.COM-Cuqaasha, Waxgaradaka iyo Dhlinyarada Beelaha Maxamed Case ee daga gobolada galbeedka Somaliland ayaa baaq taageero ah oo aad u balaadhan u diray Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha, Cilmibaadhista iyo Tiknooljiyada ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil, waxana sidoo kale ay uga mahadnaqeen Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland garashada ay il-dheer garadnimadu ku ladhan yahay ee uu mar kale […]

Baaq Taageero Ah uu Kusocda Lataliyaha Madaxwayne kuxigeenka Cabdoo Maal

Baaq Taageero Ah uu Kusocda Lataliyaha Madaxwayne kuxigeenka Cabdoo Maal

Anagoo ah qurbajooga beelweynta maxadcase ee ku dhaqan dalalka ingiriiska iyo maraykanka iyo canada iyo sweden iyo fransiiska iyo holland iyo danmark iyo Australia. Waxaan ka codsanaynaa madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada somaliland  inay tixgeliyaan taageerada aan u hayno Mr Abdo Farax Maal taasi oo aan doonayno in loo magacaabo jagada wasiirka beelweynta maxadcase […]

DAAWO ARGAGAX: Waligaa Qof Ha Ka Nixin Waxaa Dhici Karta Inay Midan Oo Kale Ku Dhacdo Qofka Laga Nixiyo+DIGNIN Ha Daawan Hadaad Caruurtahay Ama Qof Haweena+VIDEO

LUGHAYA.COM-Waligaa ha iska dayin inaad ka nixiso qof aan ku Arkayn(KU JEEDIN) Waxaa dhici karta inay dhacdo midan oo kale waayo qofka laga nixiyo waxa uu samayn karaa  waxyaabo badan AMA waxaa dhici karta in qofkaas aynaftuba ka Haado,Kuna Cibaaro qaado dhacdadan ku dhacday Gabadhan.

Daawo Barnaamij Caajib AH Oo TV-ga YEMEN Ka Diyaariyey Xaalada Amaan Iyo Horimar Ee Ka Jirta Somaliland+VIDEO

Daawo Barnaamij Caajib AH Oo TV-ga YEMEN Ka Diyaariyey Xaalada Amaan Iyo Horimar Ee Ka Jirta Somaliland+VIDEO

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Barnaamij cajiib ah ayuu TV-ga Laga leeyahay Dalka YEMEN ka sameeyey hori marka iyo Amaanka ka jira somaliland kaas oo xataa dowladaha Aduunka laga Aqoonsan yahay qaarkood ayna haysan ama ayna ka jirin horimar ka yar ee somaliland ka jira.

SWEDEN: Gudoomiyeyaasha Jaamacadaha Camuud Iyo Hargaysa Oo Kulan Qadosharaf Ah Ku Yeshay Magaalada Stockhom Ee Dalka Sweden+SAWIRO

SWEDEN: Gudoomiyeyaasha Jaamacadaha Camuud Iyo Hargaysa Oo Kulan Qadosharaf Ah Ku Yeshay Magaalada Stockhom Ee Dalka Sweden+SAWIRO

Stockholm(LUGHAYA.COM)- Shalay oo ay ku beegnayd 20 bishan Juun sannadkan 2014, waxa uu ururka qoraaga Soomaalilaan kulan qado-sharaf ah la qaatay guddoomiyayaasha labada jaamacaddood ee Camuud iyo Hargeysa. Qado-sharaftan sida heerka sare ah u dhacday ayaa ka qabsoontay magaalada Stockholm ee waddanka Iswiidhan. Kulan si wacan loogu ballansannaa buu ahaaye, markii laga soo baxay salaaddii […]

Ciidamada Ladagaalanka Argagixisada Oo Hawlgal Ka Samayeeyay Xaafad Guri Ku Yaala Borama

Boorama LUGHAYA.COM Ciidamada gaarka u tababaran ee ladagaalama argagixisada ayaa maanta slaadii Jimce waxa ay weerar ku qaadeen guri kuyaala bariga xaafada Sheekh Cali Jawhar ee Magaalada Borama, waxaanay gaadh xoogan ka qabteen agagaarka gurigaasi ay tuhunsanaayeen iyaga oo hawgal qaatay mudo 2 saacadood qaatay goobtaasi ka fuliyay. Sahra Aadan Ibraahin oo ah hooyo degan […]

Kooxda UN Monitoring Oo Xukuumadda Ku Eedaysay Inaanay Si Hufan U Soo Bandhigan Lacagaha Shirkadaha Shidaalka Laga Qaado Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay

Kooxda UN Monitoring Oo Xukuumadda Ku Eedaysay Inaanay Si Hufan U Soo Bandhigan Lacagaha Shirkadaha Shidaalka Laga Qaado Iyo Jawaabta Ay Ka Bixisay

Hergeisa(LUGHAYA.COM)-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo iyo kooxda awooda badan ee UN Monitoring group, ayaa warbaahinta caalamiga ah isku weydaarsanayo hadalo eedayn iyo is difaacid ah. Xukuumadda ayay kooxdani ku eedaysay inaanay dhaqaalaha shirkadaha laga qaaday u soo bandhigin si hufan, halka ay xukuumaduna beenisay.Kooxdan oo ah koox awood buuxda ka haysata golaha ammaanka Qaramada Midoobay, […]

Habka ay Siyaasada Somaliland u Dhisan Tahay Ayaa Hortaagan Ictiraafka+DIIRADA LUGHAYA

Habka ay Siyaasada Somaliland u Dhisan Tahay Ayaa Hortaagan Ictiraafka+DIIRADA LUGHAYA

Siyaasada Somaliland waxay ku dhisan tahay hab qabiil oo beesha dhexe ugu tiro badsato. Tiro badsigaa oo aan ku dhisnayn wax cadaalad ah oo la cadayn karo ama la taaban karo. Dawladaha caalamku kuraasta baarlamanka waxay ku kala qaataan tirada shacabka ee degaanada si ay u matalaan shacabka ay kasoo jeedaan.

Somaliland Cause is Dead – Ka Tasho Somaliland Ku Tasho Adal Empire – Gadabursi Empire

Somaliland Cause is Dead – Ka Tasho Somaliland Ku Tasho Adal Empire – Gadabursi Empire

Xuduudaha Awdal Empire yaa nooga muhiimsan jiritaanka Somaliland hadii hal taako oo ka mid ah dhulkayaga la isku dayo in la taabto qadiyada Somaliland waa “Dead” Geedi socodka siyaasada Somaliland ma aha mid u dan ah boqortooyada Cadal.

Page 1 of 212

Recent Comments