Home » Archives by category » Editorial » News » News

Wafdigii wasiirkuxigeenka W/Gudaha oo soo afjaray xiisad maamul oo hadhaysay G/degaanka Boorama,maayarkii horena kusoo celiyey xilka Magaalada.

Boorama ,Sept – Wafdigii uu horkacayey wasiirkuxieenka  Wasaaradda Arrimaha ,maxamed Muuse Diiriye ayna ka mid ahaayeen masuuliyiin  sarsare oo kasoo jeedda G/awdal iyo deaanka Boorama ayaa aakhirataankii soo afjaray  xiisad  maamul oo wiiggii ugu dambeeyey hadheeyey  kaddib markii ay si xeeladaysan  xildhibeenada golahaasi isugu yeedheen fadhi  degdeg ah. Masuulyiintan dawladda Dhexe   oo Boorama ku sugnayd […]

WAX LA AQBALI KARO MAAHA IN DEGAANKII W/ GAASHAANDHIGGA S/LAND LAGUSOO DHAWEEYO M/WEYNAHA DAL CADOW KU AH S/LAND.

Badi dadweynaha S/land  ayaa la yaabban socdaal iyo soo dhaweyn Magaalada Badhan ee  Bariga dalka  u safar mku yimaaddo laguna soo dhaweeyo cadowga keliya ee S/land maanta leedahay  kaasoo ama cadowgaasoo   go’aansaday inuu qaybo ka mid ah dalka ku daro Soomaaliya .Sidoo kalena weli may dhicin in  ka mid ah qayb ka mid ah  dalka […]

khilaafka maayarka Boorama iyo Badhasaabka g/awdal oo cirka maraya iyo xukuumadda oo isku daawanaysa

  Boorama ,sept  19- Khilaafka u dhexeeya maayarka Boorama  oo la yidhaa Maxamed Maydhane iyo Badhasaabka /awdal oo,Maxamuud Axmed Cali ,ayaa  markii u horreysaay  meel xun maraya  khatarna ku ah nidaamka  dawladeed ee heer Gobol iyo geer Degmo hadii an  xal loo helin. Inkastoo  anay labada Masuul midkoodna ka hadal khilaafkann hase yeeshee  warar ku […]

Males Zenawi oo Ina Cabdi Iley Ka Waraysanaya Wixii ka Dambeeyey W/Q: Cali Cabdi Coomay

Males Zenawi oo Ina Cabdi Iley Ka Waraysanaya Wixii ka Dambeeyey W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waa sheeko mala-awaal ah oo Males Zenawi ka waraysanayo madaxweynihii hore ee Soomaalida Itoobiya waayihii ka dambeeyey. Males: waar Cabdi ka warran dalkii iyo dadkiiba waxa ay ku dambeeyeen? Cabdi: Aabo dalkii mashaqo ayaa ka dhacday, oo Oromo ayuu u gacan galay Males: Indhee ! siday ku dhacday? Cabdi: ninkii ku xigeenka ku ahaa ee […]

Shirkadda Telesom Oo Abaalmarino gudoonsiiyey Qaar ka Mida Macaamiisheedda.

Shirkadda Telesom Oo Abaalmarino gudoonsiiyey Qaar ka Mida Macaamiisheedda.

Hargeysa – (TELESOM) – Shirkadda Telesom ayaa abaalmarino guddoonsiiyey macaamiil ku guuleysatay abaalmarinta la bixiyo bilkasta , abaalmarinaha ayaa isugu jirtay moobaylo casri ah, tablets, Mifi-yo iyo abaalmarino kale oo qaaliya. Macaamiisha ku guuleystay abaal-marinahan ayaa ah macmiisha isticmaasha adeegyadda Internet-ka, ee 4G, 3G iyo 2G iyo sidoo kale macaamiisha isticmaasha adeegga aqoon-maal. Shirkadda Telesom […]

Dowladda Soomaaliya Gudbisay Jawaabtii Ugu Danbeysay dacwadda Badda Ee kala Dhaxeysa Kenya.

Dowladda Soomaaliya Gudbisay Jawaabtii Ugu Danbeysay dacwadda Badda Ee kala Dhaxeysa Kenya.

Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya soo dhameystirtay islamarkaana gudbisay dhammaan jawaabihii looga baahnaa dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya oo taa oo hortaala maxkamada danbiyada caalamig ah. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in uu bilaawday waji cusub oo ah in Soomaaliya iyo Kenya cid walba waxa ay ku […]

Daawo Maayarka Ceerigaabo Oo Cadeeyay Inaan Loo Sinayn Mashaariicda Horumarineed Ee Laga Fuliyo Somaliland.

Daawo Maayarka Ceerigaabo Oo Cadeeyay Inaan Loo Sinayn Mashaariicda Horumarineed Ee Laga Fuliyo Somaliland.

Cabdi Maxamuud Cumar iyo Xubno kale Oo Maanta Mar kale Maxkamad lasoo Taagay.

Cabdi Maxamuud Cumar iyo Xubno kale Oo Maanta Mar kale Maxkamad lasoo Taagay.

Maxkamad kutaala magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta mar kale lasoo taagay Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Madaxweynihii hore ee DDSI iyo xubno katirsanaa maamulkiisa ayaa loo heestaa in ay galeen dambiyo la xariira dilal, xarig aan loo meel dayin, jir dil iyo ku takri fal awoodeed […]

Daawo Maxaabiis Soomaaliyeed Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalada Dalka Kenya Iyo Siifrka Somaliya Ee Kenya Oo Booqday.

Daawo Maxaabiis Soomaaliyeed Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalada Dalka Kenya Iyo Siifrka Somaliya Ee Kenya Oo Booqday.
Page 1 of 1778123Next ›Last »

Recent Comments