Home » Archives by category » Faalo

Reer Boorama Ma Ka Soo Kaban Doonaan Dakharada Ka Soo Gaadhay Ololahii Mise Waxay dhaxli dagaal qabiil Doorashada kadib.

Reer Boorama Ma Ka Soo Kaban Doonaan Dakharada Ka Soo Gaadhay Ololahii  Mise Waxay dhaxli dagaal qabiil Doorashada  kadib.

21 maalmood oo olole doorasho lagu jiray ayaa waxa bulshadu ka dhaxashay dib u dhac wayn oo dhinacyo badan taabanaya.  Ololahaas doorashada ayaa siyaasiyiinta sedexda xisbi waxa ay taageerayaashooda ugu baaqayeen in ay iskugu soo baxaan fagaaraha khayriyada iyo xafiisyada ay ku leeyihiin magaalada. Waxa ay hawlwadeenada xisbiyadu u adeegsanayeen abaabulka taageerayaashooda hadalo caadifad iyo […]

Xirsi Iyo Xulufadiisu Saanbuus Laga Eedaamay Iibiyaan ( Abdishakur Gande )

Xirsi Iyo Xulufadiisu Saanbuus Laga Eedaamay Iibiyaan ( Abdishakur Gande )

Nin baa laga hayay duco ahayd “ilaahow hebel waxsii anana wax ha nasiiye”. Hadda, allah ayaa damaanad qaaday arsaaqda qofwalba calmanayo. Haddaba, Xirsi iyo xuluufadiisa isbedel-doon baanu nahay leh xisbiga kulmiye may diidin oo kuwii gudaha guriga kujiree talada dalka loo tuhmayay ahaayeen balse sababta dudmadoodu mabay qarsoonayn oo waakuwii caday oo ahayd in ay […]

Anshax-Xumada Taageerayaasha Xisbiga WADANI Waxa ay Daliil U Tahay Cabsida Tartanka Dorashada Ka Haysata.

Anshax-Xumada Taageerayaasha Xisbiga WADANI Waxa ay Daliil U Tahay Cabsida Tartanka Dorashada Ka Haysata.

Muuqaalkan aad u jeedaan waxa uu markhaati kayahay falalkii gacankahadalka ahaa ee Cabdiraxmaan ciro kkusabootiyay golaha baarlamanka dalka waana anshaxdarot ii ee ugu xumaa abit ee uu sameeyo qof masuul ah oo haya jagada gudoomiye baarlamaan. Musharaxa madaxtinimada ee xisbiga WADANI waxa uu ahaa mudo dheer gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland waxaanu jagadaasi oo uu hayay […]

Wel wel Dhinaca Amniga Oo ay Dadwayanaha Somaliland ka Qabaan Doorashada soo Socota Ee Madaxtooyada.

Wel wel Dhinaca Amniga Oo ay Dadwayanaha Somaliland ka Qabaan Doorashada soo Socota Ee Madaxtooyada.

Qaybo ka mid ah dadweynaha Soomaaliland ayaa u muuqda kuwa ama hadalhaya dhibaatooyin ama xasiloonidarro ka iman kara doorashooyinka madaxtooyada ee dalka ka dhici doonta bisha soo socota 13da.Dadweynaha dareenadaasi qaba una badan ganacsatada iyo qurbajoogta ayaad mooddaa inay walaacan ka muujinayaan kaddib marka ay daawadaan akhristaan amaq ay maqlaan hadalada hogaamiyayaasha siyaasadda iyo taageerayaashooda […]

Xulashadii Gudoomiyaha Kaambaynka Kulmiye Ee G.Awdal & Furahii Guusha –Qalinkii: ABDISHAKUR GANDE

Xulashadii Gudoomiyaha Kaambaynka Kulmiye Ee G.Awdal & Furahii Guusha –Qalinkii: ABDISHAKUR GANDE

BISMILLAH….. Gudida ollolaha xisbiga kulmiye ee heer qaran laantiisa gobalka awdal waa mid kamida astaamaha guusha iyo gacan saraynta tartanka doorashada madaxtooyada somalilaan. Gadh-wadeenka ama gudoomiyaha gudida kaambaynka gobalka awdal ee xisbiga kulmiye waa shakhsi miisaan culus iyo milgo kuleh giddi ahaan gayiga somaalilaan gaar ahaan gobalka gudoomiyaha kaambaynka uu ka yahay oo uu magac […]

Saylici Wuxuu Ku Guulaystay In G/Xigeenka Kowaad Ee Barlamanku Noqdo Nin Ka Soo Jeeda Awdal Laakiin Maxamed Cali Ma Awoodaa in Uu Xisbigiisa Ku Qanciyo Jagadii Axmed Muumin Sead Uu Baneeyay In Xubin Reer Awdal Ah Laga Dhigo ama Loo Doorto?

Tan iyo markii xisbiga talada haya ee KULMIYE la wareegay  xukunka  waxa isa soo tarayay mansabyada siyaasadeed iyo korodhka saamiga dadka reer Awdal ay ku leeyihiin xukuumada Somaliland,  marka loo eegoxukuumadihii hore. Tusaale ahaan wakhtigii M/ M. X Cigaal  mansabka ugu wayni waxa uu ahaa madaxweyne ku xigeen iyo sedex wasiir, wakhtigii Rayaalena inkastoo markaa […]

Maxaad Ka Taqaanaa Siyaasiyiinta Sacad Muuse Ee Aaminsan In Beeshoodu Aaanay Gayin Madaxweyne?

Maxaad Ka Taqaanaa Siyaasiyiinta Sacad Muuse Ee Aaminsan In Beeshoodu Aaanay Gayin Madaxweyne?

.Baryahan waxa isa soo taraya siyaasiyiin ka soo jeeda beelaha SACAD- MUUSE ee  si xun u fekeraysa oo ku biiraya xisbiga mucaaradka ah ee WADANI, ragaasi waxa ay yihiin kuwo aaminsan in SACAD-MUUSE aan Maxadeweyne noqon karayn. Ragaasi waxa ka mid ah Ex wasiir Abiib Timacad, Axmed Jaambiir Suldaan, Cabdilaahi Ciro iyo rag kale waxaanay […]

Nuxurka Kulan Lagu Xaraashayo Xarunta Hubka dhigista Borama Oo dhexmaray Badhasaab Ramaaxa Togdheer, Gudoomiye Mustafe Shiinaha Awdal, Maayer Kuxigeenka Borama, Iyo Ganacsato Reer Awdal Ah

Nuxurka Kulan Lagu Xaraashayo Xarunta Hubka dhigista Borama Oo dhexmaray Badhasaab Ramaaxa Togdheer, Gudoomiye Mustafe Shiinaha Awdal, Maayer Kuxigeenka Borama, Iyo Ganacsato Reer Awdal Ah

17 kii bisha 8aad 2017 waxa si dhuumasho ah ku yimid magaalada Borama  badhasaabka gobolka Togdheer mudane Ramaax, waxaanu kulan qarsoodi ah uu layeeshay  badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Shiine,   gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka Borama, mudane Asad iyo ganacsato reer Awdal ah. Kualankan ayaa ujeedkiisa ugu wayni waxa uu ku salaysnaa sidii loo iibin lahaa […]

MURASHAXA RAAD BARADKA SIYAASADA AH EE NASIIBKA BADAN— Qalinkii:- Abdishaur Gande

MURASHAXA RAAD BARADKA SIYAASADA AH EE NASIIBKA BADAN— Qalinkii:-  Abdishaur Gande

Maxamed Cali Cabdi (murashaxa madaxwayne ku xigeen) ee xisbiga wadani waa shakhsi aanan aniga iyo shacabka somalilaan aynaan aqoon duruqsan u lahayn xoogaa mooyee waayo saamayn sidaaya kuma laha sooyaalkii dalka isagoo na ah qube ka yimi kaasoo astaan dhigane u haysta in uu ahaa safiir xiligii dawladii somaliya loonna yaqaano (ambassador Maxamed) saamayn yaridiisa […]

MAGACAABISTA DEGMADA CALI_XAYDH EE GOBOLKA AWDAL WAXA AY KU TIMIDAY U HAGARBAXA IYO HOODADA MADAXWEYNE KUXIGEENKA SL SAYLICI!

MAGACAABISTA DEGMADA CALI_XAYDH EE GOBOLKA AWDAL WAXA AY KU TIMIDAY U HAGARBAXA IYO HOODADA MADAXWEYNE KUXIGEENKA SL SAYLICI!

Sida laga warqabo dhawaan ayaa degreeto uu ku magacaabay  madaxweyne Axmed Siranyo degmada Cali-Xaydh ee gobolka Awdal, taasi oo markii hore  ahayd tuulo ka tirsanayd degmada Baki. Waxa xusidmudan in madaxweyne kuxigeenka dalka mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil uu ku bixiyay   dadaal farabadan in degmo cusub loo magacaabo Cali-Xaydh, kadaib markii qurbajoogta beelaha deegaanka u dhalatay […]

Page 1 of 28123Next ›Last »

Recent Comments