Home » Archives by category » Fikardo

MA LAGA YAABAA HACKERS (KA) RUUSHKU IN AY SOO FARAGELIYAAN DOORASHADA SOMALILAND BY Prof, Aadan Diiriye Dixood

MA LAGA YAABAA HACKERS (KA) RUUSHKU IN AY SOO FARAGELIYAAN DOORASHADA SOMALILAND BY Prof, Aadan Diiriye Dixood

LUGHAYA.COM   HACKERS(KA) RUUSHKA AYAA LOOGA CABSI QABAA IN AY FARAGELIN KU SAMEEYAAN EMMANEL MACRON OO U TARTAMAYA DOORASHADA MADAXWEYNAHA DALKA FARANSIISKA KANA SOO HORJEEDA HAWEENAYDA LA YIDHAAHDO LE PEN SIDII AY KAL HORE UGU SAMEEYEEN XISBIGA DIMUQRAADIGA AH EE DALKA MARAKANKA. DHANKA KALE, WAXAAN HALKAN IDIINKU SOO BANDHIGAYAA WARBIXIN KOOBAN OO AAN KU EEGAYO, DIIRADANA […]

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Cilmi Baadhista SL Cali Xaamud Jibriil Oo U xuub Siibtay Kala Qaybinta Iyo Isku Dirka Beelaha Reer Maxamed

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Cilmi Baadhista SL Cali Xaamud Jibriil Oo U xuub Siibtay Kala Qaybinta Iyo  Isku Dirka Beelaha  Reer Maxamed

Tan iyo Sedexdii bilood ee u danbeeyay sanadkab 2016 ka waxa guud ahaan ka socday gudaha magaalada Boorama  kulamo isdaba joog aha oo salka ku haya midnimada iyo waxwada qabsiga guud ahaan in beelaha  Reer Maxamed  ee ku abtirsada KULMIYE ee muxaafidka ah. Kulamadaasi oo ayaa waxa wadajir u qabanqaabiya Suldaanka guud ee Beelaha Reer […]

Dalkan Somaliland Uma Baahna Madaxwayne iyo M/kuxigeen Qurbo-joog Ah:FALLO

Dalkan Somaliland Uma Baahna Madaxwayne iyo M/kuxigeen Qurbo-joog Ah:FALLO

Soomaaliland waa dal iyo dad jiritaankooda.qarannimadooda , amnigooda iyo hogaankooduba kasoo unkamay gudaha dalka laganasoao dhisay gobolada dalka laga bilaabo Burco 1991kii oo lagu go’aansaday goonisutaagga soomaaliland ilaa Boorama oo dawladnimadiisii1993kii laga aasaasay ,mana jirin wax talo ah looga keenay ama loogasoo jeediyey daqlalka debedda ,ama qurbajooggu ula yimaaddeen iyadoo dhinaca kalena Qurabjoogga soomaaliland isagu […]

YAA YIDHI SHIRWEYNIHII XISBIGA WADDANI AYAA BILOWDAY ARBACADII?

YAA YIDHI SHIRWEYNIHII XISBIGA WADDANI AYAA BILOWDAY ARBACADII?

Shiwerweynihii muddada la sugayey ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa la sheegay inuu arbacadii bishani ahayd 19ka ka furmay caasimadda Hargeysa welina uu ka socda huteelada waaweyn ee magaaladaasi maalintii afraad . Furitaanka la sheegay in shirweynahaasi furmay iyo sida an weli looga gaadhin ujeeddooyinkii laga lahaa ayaa hinaca kale waxa muuqata inaan si […]

Safarka Wafdiga Madaxwayne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye Ma U Muuqdaan Kuwo Waddani U Baneeyay Saaxada Siyaasada Iyo Damashlaynta?

Safarka Wafdiga Madaxwayne Siilaanyo iyo Xisbiga Kulmiye Ma U Muuqdaan Kuwo Waddani U Baneeyay Saaxada Siyaasada Iyo Damashlaynta?

cid kastoo la socotay socdaalka wafdiga m/weyne Siilaanyo u kaxaystay dalalka carabta iyo Yurub waxay cid kastaa garan kartaa inay ka mid yihiin masuuliyiin miisaan culus ku leh xukuumadda Kulmiye .Marka xubnaha wafdiga G/wasiirada ee la socda madaxweynaha loo dhabbo galo ,lana barbardhigo masuulyiinta isla golahaasi ee lagaga tegey dalka waxay cid kastaa garan kartaa […]

Falanqaynta Musharaxiinta Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Wadani Ciro Ayaa I Wata!

Falanqaynta Musharaxiinta Madaxwayne Kuxigeen Ee Xisbiga Wadani Ciro Ayaa I Wata!

Waxa ay tirade Musharixiinta ah ee u Tartamaysa Jagada Madaxwayne Ku Xigeenka ee Xisbiga Wadani gudahiisu maraysaa in ku dhaw 10 Musharax oo intuba ah muwaadiniin reer Somaliland ah oo isa shaaciyay, Musharixiintaas ayaa intooduba yihiin rag lagu amaani karo hanka siyaasadeed ee ku jira iyo hiigsigooda fog ee ay qaarkood xilal iyo shaqooyin muhiim […]

4 iyo 6 Jeeble Ma Markaad Gaajootaad Garaba Maalin Dubataa

4 iyo 6 Jeeble Ma Markaad Gaajootaad Garaba Maalin Dubataa

Marka hore salaan guud marka xiga qabyo waa halkeedii . Waxan halkan salaan qaaliya iyo bogaadin uga gudbinayaa ugaas guud ee beelaha gadabuursi ugaas cabdulrashiid  ugaas rooble ugaas doodi oon u hambalyaynayo mawqifka adag e u iska taagay dhulboob beesha dhexea ka wado gobolada  dadka aw u yahay Ugaasku ay degaan.iyo dardaaranka adag ee aw ku […]

LIXDA GOBOOD WAA “AWDAL” SIDA KU CAD DISTOORKA QARANKA (ARTICLES 1, 2, & 109). TUUGNA MA XADO

LIXDA GOBOOD WAA “AWDAL” SIDA KU CAD DISTOORKA QARANKA (ARTICLES 1, 2, & 109). TUUGNA MA XADO

Distoorka qaranka Somaliland (Xeer No 1 & 2 ) waxay si cad u tilmaamayaan in Jamhuuriyada Somaliland tahay dhulkii Ingriisku ka kacay 26th June, 1960 ee la odhan jiray “ Somaliland Protectrate “ oo xiligaas ka koobnayd lix Gobol oo kala ahaa – Hargeisa , Burao, Berbera , Borama, Erigavo iyo Las Anod. Lixda gobood […]

Faallo: Damac Dawlad Huwan by:Badhasaabkii hore Ee Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul (Buuni)

Faallo: Damac Dawlad Huwan by:Badhasaabkii hore Ee Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul (Buuni)

Xiisada ay xukuumada Kulmiye ka wado degmada Lughaya waa mid xadkii dhaaftay oo meel ka dhac ku ah dalkii Somaliland ee xeerka iyo kala dambaynta lahaa, muranka xuduudaha ee degmada Lughaya la galiyay maantuna ma aha mid qiil loo helayo balse waa qar-iska-tuurnimo ay wadaan qaar kamid ah masuuliyiinta xilal kooda ku fashilmay ee uu […]

Falanqayn: Xisbiga Kulmiye Oo Lumiyay Kalsoonidii Shacabka Reer Awdal Iyo Axsaabta Mucaaridka Ah Oo Aan Wali Ka Faaiidaysan Kasbashada Codka Gobolka

Falanqayn: Xisbiga Kulmiye Oo Lumiyay Kalsoonidii Shacabka Reer Awdal Iyo Axsaabta Mucaaridka Ah Oo Aan Wali Ka Faaiidaysan Kasbashada Codka Gobolka

Waxa soo kordhaya ra’yul caamka dadka reer Awdal ee kalsoonida kala noqonaya xisbiga Kulmiye kadib markii uu Xisbigaas Kulmiye noqday mid ka soo horjeeda doonida shacabka reer Awdal isla markaana uu barbarsocda nidaamka iyo shuruucda looga baahan yahay doorashooyinka xorta iyo xalaasha oo ay ka go’an tahay in ay diiwaangalinta qasabka ah geeyaan 6da goobood […]

Page 1 of 7123Next ›Last »

Recent Comments