Home » Archives by category » news

Daawo Xog-hayihii Hore ee xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Biirinayo Cududiisa Tageero.

Daawo Xog-hayihii Hore ee xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Biirinayo Cududiisa Tageero.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay dalka Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay dalka Ethiopia

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya iyadoo safarkan uu yahay kii labaad ee uu ku tegayo muddo labo toddobaad gudahood ah. Safarka Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa salka ku haya ka qayb galka Shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo ay ka soo qeybgalayaan madaxda xubnaha […]

Daawo Xisbiga UCID Oo ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xoghayihii Xisbigaasi Ee Iscasilay

Daawo Xisbiga UCID Oo ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Xoghayihii Xisbigaasi Ee Iscasilay

Daawo:Deeq Lacaga Oo La Soo Gaadhsiiyay Hooyo Haysata Laba Wiil Oo Dhimirka Ka Xanuunsan

Daawo:Deeq Lacaga Oo La Soo Gaadhsiiyay Hooyo Haysata Laba Wiil Oo Dhimirka Ka Xanuunsan

Daawo:Deeq Lacaga Oo La Soo Gaadhsiiyay Hooyo Haysata Laba Wiil Oo Dhimirka Ka Xanuunsan Borama

Daawo Wasiir Cumar yare Oo ka Hadlay Xilka Qaadistii Uu Madaxwayne Siilaanyo ku Sameeyay.

Daawo Wasiir Cumar yare Oo ka Hadlay Xilka Qaadistii Uu Madaxwayne Siilaanyo ku Sameeyay.

Daawo Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedaymo Uga Yimid Gudoomiye Ciro.

Daawo Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedaymo Uga Yimid Gudoomiye Ciro.

Xukuumadda Shiinaha Oo ka Carootay Wada-hadalkii Dhex-maray Trump iyo Madaxweynaha Taiwan

Xukuumadda Shiinaha Oo ka Carootay Wada-hadalkii Dhex-maray Trump iyo Madaxweynaha Taiwan

Dowladda Shiinaha ayaa ka Carootay Wada-hadallo dhanka Taleefoonka ah oo madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump uu la yeeshay madaxweynaha Taiwan. Dalka shiinaha ayaa Taiwan u arka gobol ka mid ah dal weynaha Shiinaha balse gooni isu taagay. Xiriirka tooska ah ee Trump uu la yeeshay madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen, ayaa wuxuu jebiyay […]

Gaadhi ay la Socdeen Ciidammada Puntland Oo Miino Kula Qaraxday Buuraleyda Galgala.

Gaadhi ay la Socdeen Ciidammada Puntland Oo Miino Kula Qaraxday Buuraleyda Galgala.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen ciidammada badda dowlad gobolleedka Puntland,qarax miino lagula eegtay buuraha Galagal. Qaraxa miino ee gaariga lagu weeraray ayaa waxaa ku dhaawacmay qaar ka mid ah ciidammadii saarnaa gaariga. Buuraleyda Galgala oo ah halka qaraxa uu ka dhacay waxaa marar badan […]

Daawo Wasiirka Biyaha Somaliland Oo ka Warbixiyay Qodobada Uu U Cugsaday Shaqo ka Joojinta Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi.

Daawo Wasiirka Biyaha Somaliland Oo ka Warbixiyay Qodobada Uu U Cugsaday Shaqo ka Joojinta Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi.

Daawo Muuqaal:-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyey Saldhigyada Ciidanka Ee Magaalada Ceerigaabo.

Daawo Muuqaal:-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Kormeer Ku Sameeyey Saldhigyada Ciidanka Ee Magaalada Ceerigaabo.
Page 1 of 68123Next ›Last »

Recent Comments