Home » Archives by category » News

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR.

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR.

RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR. HANBALYO AYAAN U DIRAYAA DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA EE DUNIDA GUUDKEEDA KU NOOL GAAR AHAAN SHACABKA SOMALILAND WAXAAN ILLAAHAY KA BARYAYAA INAYNU SANADKAN SANADKIISA   UU ALLE  INNAGU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO, AMNI IYO IIMAAN CAAFIMAAD NAFSAMAAN ALLE KA CABSI  CIMRI DHARAR CIBAADO. AAMIN AAMIN AAMIN   Bisha Ramadaan ee barakaysan Waa […]

Daawo Tartanka Koobka Rabadaan Ee Kooxaha Loo Qorituuray

Daawo Tartanka Koobka Rabadaan Ee Kooxaha Loo Qorituuray

Borama LUGHAYA.COM  Habeenkii xalay ayaa munaasibad lagu daafurayay tartan ciyaareedka bisha barakaysan ee Rabadaan lagu qabtay magaalada Borama

Cabdiraxmaan Saylici oo caddeeyey in aanay dawladdu cashuurta ku waajibtay ka wada qaadin shirkadaha waaweyn ee ganacsiga

Cabdiraxmaan Saylici oo caddeeyey in aanay dawladdu cashuurta ku waajibtay ka wada qaadin shirkadaha waaweyn ee ganacsiga

  “Hantidii ummadda reer Somaliland waa hanti mayd ah oo fadhida, wax alle wax macno ah oo ay samaysaa ma jirto, haddii aynu maanta lacagta aynu…”   “Waxaan leeyahay bangiyada islaamiga ah (Islamic Bank) lacagta ay dadka saarayaan way badan tahay… Bangiyadan aynu qaadanay ee islaamiga ah naxariista ha lagu darro” Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland   Hargeysa […]

Soomaaliland oo sheegtay in Imaaraadka weeraro u adeegsan karaan saldhiga Berbera

Soomaaliland oo sheegtay in Imaaraadka weeraro u adeegsan karaan saldhiga Berbera

LUGHAYA.COM  Dowladda Imaaraadka Carabta oo dhawaan la wareegtay dekedda Berbera oo ay isticmaalayan saldhig militari, iyaga oo isku diyaarinaya weeraradii ugu horeeyay oo ay halkaa ka qaadaan. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta u furan tahay in ay weeraro ka qaadaan saldhiga ay ka hergalinayaan magaalada Berbera oo ay […]

Daawo Faysal Cali Waraabi “Dumaasha Siranyo Anigaa U xiga “

Daawo Faysal Cali Waraabi “Dumaasha Siranyo Anigaa U xiga “

LUGHAYA.COM   Xisbiga cadaalada iyo daryeelka EE UCID gudoomiyahiisa ahna musharaxa jagada madaxweyne nimo ayaa ku dooday in uu isagu xaq u leeyahay jagada madaxtinimada Somaliland Siranyo dabadii . HALKAN KA DAAWO

Daawo Musharaxa M/Xigeen Ee Xisbiga Wadani Ambasador Maxamed Cali Oo Bisha Barakaysaan Soo Dhaweeyay

Daawo Musharaxa M/Xigeen Ee Xisbiga Wadani Ambasador Maxamed Cali Oo Bisha Barakaysaan Soo Dhaweeyay

Borama LUGHAYA.COM Musharax madexweyne xigeenka uga sharaxan xisbiga Wadani Ambasador Maxamed Cali ayaa maanta dadwaynaha reer Borama Ugu Baaqay in ay ka faaiidaystaan khayraadka bisha rabadaan Halkan Ka Daawo

Daawo Garabka Dhalinyarad Kulmiye Oo Agab Sport ugu Deeqay Dhalinyarad Borama

Daawo Garabka Dhalinyarad Kulmiye Oo  Agab Sport ugu Deeqay Dhalinyarad Borama

Borama LUGHAYA.COM  Garabka dhalinyarada ee xisbul xaakimka KULMIYE ayaa maanta qalab Sport soo gaadhsiiyay  wasaarada ciyaaraha ee gobolka Awdal iyada oo  uu u gudoomay godoomiyaha xisbiga ee KULMIYE mudane Cabdulqaadir Daahir Axmed oo uu weheliyo Isuduwaha wasaarada gobolka waxana ay sheegeen in loogu talo galay qalabkan in dhalinyarada tahriibaysa lagagana wacyi galiyo laguna qabto  tartano […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo noqday

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo noqday

MUQDISHO LUGHAYA.COM –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib maalmo uu booqasho ku joogay qaar kamid ah wadamadda Khaliijka iyo Jabuuti. Farmaajo ayaa intii uu joogay dalka Sacuudiga waxaa uu ka qeyb-galay shirkii Madaxweynaha dalka Maraykanka Trump iyo hogaamiyaasha Islaamka, waxaana markii uu shirkaasi dhamaaday uu […]

Daawo Sheekh Mustafa X. Ismaciil Burco, Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Daawo Sheekh Mustafa X. Ismaciil Burco, Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Hargeysa LUGHAYA.COM-

Daawo Hayada Germal Oo Raashin U Qaybiyay Dadka Abaaraha

Daawo Hayada Germal Oo Raashin U Qaybiyay Dadka Abaaraha

Borama LUGHAYA.COM  Saraakiil ka tirsan hayada Jarmalka ee ka howlgasha gobolka Awdal ayaa raashin u qaybiyay dadka abaarahahii baahsanaa ay  dhibaatooyin ka ku hayeen  

Page 1 of 1354123Next ›Last »

Recent Comments