Home » Archives by category » News » news

Dhismaha Biyo Xidheenka Xummba Wayne oo Ladhameeyay iyo Wasiirka Madaxtooyada oo Kutilmaamay Waxtarkii ugu Horeeyay ee laga Faa,iday Saldhiga Milatari ee Berbera Imaaraadka laga Siiyay

Dhismaha Biyo Xidheenka Xummba Wayne oo Ladhameeyay iyo Wasiirka Madaxtooyada oo Kutilmaamay Waxtarkii ugu Horeeyay ee laga Faa,iday Saldhiga Milatari ee Berbera Imaaraadka laga Siiyay

Hargeysa-LUGHAYA.COM—–Somalilandlive Media/-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayey xafladii furitaanka Dhamka Xumbo weyne ayaa khudbad dheer oo ujeedkeedu xambaarsanaa horumarka iyo tallaabooyinka uu qaranka Somaliland maalinba maalinta ka danbaysa ku sii siqayo is dultaagay qodobo kala duwan oo dhawra waxaanu yidhi “Runtii farxad weyn bay saaka inoo tahay Ilaahay baa ku mahadsan […]

Daawo Jaamacad Camuud Oo Soo Dhawaysay Maktabka Dadweynaha

Daawo Jaamacad Camuud Oo Soo Dhawaysay Maktabka Dadweynaha

Borama LUGHAYA .COM Gudoomiyaha Jaamacad Camuud ayaa ka warbixinaya Maktabada Faaiidooyinka ay Leeyihiin Daawo

DAAWO WAR DEG DEG Xukuumada Somaliland oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Xilka Ka Qaadista Mayarka Saylac

DAAWO  WAR DEG DEG Xukuumada Somaliland oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Xilka Ka Qaadista Mayarka Saylac

DAAWO WAR DEG DEG Wasaarada Arimaha Gudaha oo Sharci Daro Ku Sheegtay Xilka Ka Qaadista Maayarka Saylac

Daawo Gudoomiyaha Gobalka Salal oo Waxbaa kamajiiraan ku Sheegay Xiilkaqaadista Maayarka Saylac Ee Golaha Degaanka degmada Saylac

Daawo Gudoomiyaha Gobalka Salal oo Waxbaa kamajiiraan ku Sheegay Xiilkaqaadista Maayarka Saylac Ee Golaha Degaanka degmada Saylac

Daawo Gudoomiyaha Gobalka Saylac oo Waxbaa kamajiiraan ku Sheegay Xiilkaqaadista Maayarka Saylac Ee Golaha Degaanka degmada Saylac

Daawo, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleban Oo Kahadlay Xaalada Dalka Abaaraha,Dirrita Beelaha,

Daawo, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleban Oo Kahadlay Xaalada Dalka Abaaraha,Dirrita Beelaha,

Hargaysa LUGHAYA.COM- Halkan ka daawo Guoomiye Saleebaan Gaal Oo ka soo laabtay gobolada Bariga kana hadlay abaaraha iyo colaado deegaanadaasi hadheeyay

Daawo Wafdigii Madax-wayne Siilaanyo Oo kusoo Guryo Noqday Magaalada Berbera.

Daawo Wafdigii Madax-wayne Siilaanyo Oo kusoo Guryo Noqday Magaalada Berbera.

Kobaca Dhisme Iyo Dhaqaale Ee Magaalada Garbo-Dadar Oo Isasa Soo Taraya

Kobaca Dhisme Iyo Dhaqaale Ee Magaalada Garbo-Dadar Oo Isasa  Soo Taraya

Garbo-Dadar -(Lug)-Magaalada  Garbo-Dadar  waxaa ay  dhacdaa bogcad ku haboon beeralay islamar ahaantaasina  aanay ka madhnayn khayraadka dabiiciga ah ee macdanta oo badi deegaanada Gobolada  Awdaliyo salal  Caan ku yihiin  sidoo kale waxaa magaaladu salka  ku haysaa buuralay can ku ah macdanta oo ay ishaadu qabanayso  kana mid tahay Buurta Siimoodi, waxaa kale oo aan ka […]

Siyaasi Yuusuf Indhoqurux Oo Dhaliilay Xayiraada Kaluumaysatada Dagmada Lughaya iyo Xaraashka Xafiisyada isku Raranta ah ee Gobolka Awdal

Siyaasi Yuusuf Indhoqurux Oo Dhaliilay  Xayiraada Kaluumaysatada Dagmada Lughaya iyo Xaraashka  Xafiisyada isku Raranta ah ee Gobolka Awdal

Borama-(Lug)-Siyaasi yuusuf Cabdi Cali indhoqurux oo ka mid ah siyaasiyiinta da’da yar ee kasoo jeeda deegaanada Lughaya iyo Baki  ayaa dhaliilay  Talaabada  xukuumadu xayiraada  ah ee ay kusoo rogtay  ganacsatada kaluumaysatada ah ee  Dagmadaasi ,Sidoo kalana ku dhaliilay iibka Xafiisyadu uu ku sheegay isu raranta ,nuqulkan ayaa uu kusoo daabacay boga baraha bulshada ee Facebook […]

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Bari kusoo food leh Boorama & Ujeedada Safarkooda.

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Bari kusoo food leh Boorama & Ujeedada Safarkooda.

Qaban qaabada soo dhawaynta Wafdi uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa siwayn looga dareemayaa magaalada Boorama. Wafdigan ayaa la sheegay inay maalinta bari ah kusoo food leeyihiin Boorama,taageerayaasha xisbiga kulmiye ayaa wada abaabul xoogan oo ay ugu jiraan soo dhawaynta wafdigan,sidoo kalena astaanta xisbiga […]

Doorashada Aqalka Hoose Ee Gobolada Waqooyi Oo Saaka Dib Uga Bilaabanaya Muqdisho

Doorashada Aqalka Hoose Ee Gobolada Waqooyi Oo Saaka Dib Uga Bilaabanaya Muqdisho

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ayaa saaka lagu wadaa inuu mar kale dib uga bilowdo magaalada Muqdisho, kaddib go’aanadii ka soo baxay Madasha Wada-tashiga Qaran. Illaa lix Xildhibaan ayaa todobaadkii hore la doortay, waxaana harsan afartameeyo xildhibaan oo ka soo jeeda gobolada waqooyi ee Somaliland, waxaana doorashada ay ka dhici doontaa xarunta Gaadiidka […]

Page 1 of 58123Next ›Last »

Recent Comments