Home » Archives by category » Ogeysiis

Laba Kala Leexday: Buug Xiiso Badan Oo Dhawaan Soo Bixi Doona

Laba Kala Leexday: Buug Xiiso Badan Oo Dhawaan Soo Bixi Doona Laba Kala Leexday, waa buug xiiso badan oo afka Soomaaliga ku qoran oo uu qalinka u qaatay aqoonyahan Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud oo dalka gudahiisa wax ku bartay. Waa buug xambaarsaan qisooyin dhaxalgal ah oo casharo badan laga baranayo. Waa buug wax badan ka iftiiminaya […]

Hadrawi, Xasangeney , Bashirgod ,iyo Sacid Salax Oo Ka Qaybqaadan doona Dabaaldega Dhaqanka Ee Somalida Oo Landon Ka Dhici Doona Jimcaha

Hadrawi, Xasangeney , Bashirgod ,iyo Sacid Salax Oo Ka Qaybqaadan doona Dabaaldega Dhaqanka Ee Somalida Oo Landon Ka Dhici Doona Jimcaha

LUGHAYA.COM-Kayd Somali Arts & Culture and its partners will launch the Somali Week Festival 2013 (SWF) on Friday 18th October from 6pm at Oxford House, Dersbyshire Street, London, E2 6HG. Throughout the evening, Mahamed Ibrahim ‘Hadraawi’, the internationally acclaimed poet and winner of the 2012 Prince Claus Award, will discuss the festival theme of ‘journey’, and […]

Ogeysiis Ururka Ardaa oo London ku Sugan

Ogeysiis Ururka Ardaa oo London ku Sugan

Ururweynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool magaalada London ee cariga Ingriiska iyo nawaaxigeeda, in ay ku sugan yihiin magaalada London wafdi ka socda ururka ARDAA.

Ogeysiis Shir Beelaha Maxad Case ee UK Bisha Febraayo 18, 2012

Ogeysiis, ogeysiis waxa la ogeysiinayaa dhamaan qurbajoogta beelaha maxadcase ee dalka ingiriiska in la qabanaayo shirweynihii caadiga ahaa. shirkaas oo laga codsanayo in dhamaan todobada beelood ee waaweyn  ee maxadcase  ay si buuxda uga soo qaybgalaan. 1-bahabar abokor 2-bahabar celi 3-bahabar aden 4-bahabar muuse 5-reermaxamed 6-abreyn 7-aden muuse-adengaala hadaba beel kasta waxaa laga rabaa inay […]

Recent Comments