Home » Archives by category » Opinion

Isbadalka Somaliland Waxaa Keeney Xisbiga KULMIYE BY:Maxamed jeex

Isbadalka Somaliland Waxaa Keeney Xisbiga KULMIYE BY:Maxamed jeex

Lix sano ka hor somaliland halkey joogtey waan wada garaneynaa oo dhamaan kaabayaasha dhaqaaluhu aadbay u liiteen meel aad u hoosaysana wey marayeen dadkuna baahidoodu wey badneyd . Laakiin maanta waxaa meel kastaba ka muuqda waxqabadkii xisbiga kulmiye uu ka sameeyey dhamaan dalka somaliland ,waxqabadkaas oo ah mid aan qoraal lagu soo koobikarin laakiin hadaan […]

Culimooy Masaajidka Ka Soo Baxa Oo Dadka Dibada Wax Ugu Sheega

Culimooy Masaajidka Ka Soo Baxa Oo Dadka Dibada Wax Ugu Sheega

Wadankii waxaa laga cabanayaa dhibaatoyin aad u farabadan,waxa aad arkaysaa in maalinba malinta ka danbaysa aanay kasoo raynayn in ay kasii darto mooyaane,waxaa batay fasahaadkii ,Sinadii,la’luush qadashadii ,Qabiilkii iwm. Waxa maalinkasta laguu sheegayaa ama aad TV-yada ka maqlaysaa dad ka hadlaya dulmi iyo dhac loo gaystay hanti ay lahayeen,waxaa yaraaday isfahamkii dadka,taasina waxa ay keentay […]

Sheekh Shariif Oo Insha Allaahudii Soo Ilaabay Markuu Ingirisiga Bartay!! W/Q.Khadar Aar

Sheekh Shariif Oo Insha Allaahudii Soo Ilaabay Markuu Ingirisiga Bartay!! W/Q.Khadar Aar

Madaxwaynahii hore ee Somaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa waxa uu ka mid aha madaxda farakutiriska ah ee marka ay hadlayaan laga dheehan jiray hadaladooda in ay ku badan tahay waxyabaha Diniga ah sida Aayado Quraana iyo Axadiista Nabiga csw oo uu soo qaato. Waxa uu ka mid ahaa ragga inta badan marka ay khudbadaynayaan […]

Dawlad Fiican Waxaa Yeesha Dadka Iyagu Fiican

Dawlad Fiican Waxaa Yeesha Dadka Iyagu Fiican

Markasta waxa aynu ka cabanaa dawlada iyo xukuumada,waxa aynu ku sheegnaa tuug iyo waxmatarayaal, iyaguna waxa ay kasoo baxaan lagana soo dhexdoortaa waa dadka ee maaha dad samada ka yimi. Waynu isku dhibanahay inaga iyo madaxdii dalka u talinaysay,waynu la yaabanahay iyana waa ay yaaban yihiin,waynu jecel nahay oo waynu dooranaa ,hadana waxa ay inagu […]

Ma Hal Maamin Godaw Sidaad Iila Hadasheen Ma Higaadin Haasawahaad Iga Fileyseen.. Jawaab Waafiya Kuna Suntan Ninka Isku Sheegay Geesigii Madoobaa Ee Africa….. Qaybtii-2

Ma Hal Maamin Godaw Sidaad Iila Hadasheen Ma Higaadin Haasawahaad Iga Fileyseen.. Jawaab Waafiya Kuna Suntan Ninka Isku Sheegay Geesigii Madoobaa Ee Africa….. Qaybtii-2

Qaybtii 2aad..Hordhaca…. Awdal waa lagu soo Duuley…Borame haday durugtey waa daris colaadeed ee, dababuur iyo wuu is dabo socdaa fulunfuulka dhaxiiye, kudkudaa u liito rag geed waa ka kiciyaaye,dameerkuba kabaaladda marbuu kabax ka siiyaaye, tolkayaw maxaw kuudadaan la idin kooreeye..okod hadalku feedhaah wuxuu ii mir kiciyaaba, waxaan aamuso debnaha dib u qaniinaaba…Eey sararsitoo wax I […]

Ma Hal Maamin Godaw Sidaad Iila Hadasheen Ma Higaadin Haasawahaad Iga Fileyseen.. Jawaab Waafiya Kuna Suntan Ninka Isku Sheegay Geesigii Madoobaa Ee Africa…..

Ma Hal Maamin Godaw Sidaad Iila Hadasheen Ma Higaadin Haasawahaad Iga Fileyseen.. Jawaab Waafiya Kuna Suntan Ninka Isku Sheegay Geesigii Madoobaa Ee Africa…..

Hor Dhac…. Ma hal maamin Godaw sidaad iila hadasheen, ma higaadin haasawahaad iga fileyseen.. Jawaab waafiya kuna suntan ninka isku sheegay geesigii madoobaa ee Africa….. Caaddo iyo dhaqantoona uma le hi in aan u jawaabo maangaab, qalin saqiir iyo inan gumeed meelaha ka ceyntawaaca…. Wayse igu kaliftey in aan waxooga hogotusaalin ah siiyo maskaxyare  …… […]

MAXAA KA KHALDAN DOODAHA XISBIGA WADANI?

MAXAA KA KHALDAN DOODAHA XISBIGA WADANI?

Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani waxa uu inta badan sheegaa doodo amba qodoba suaalo dhaliya inta badana iska hor imanaya,waxana ka mid ah: 1.Xisbiga Wadani waxa uu ku doodaa in uu isbadal samaynayo,balse suaa’sha iswaydiinta lihi waxa weeyi arrimahan uu leeyahay isbadal ayaan ku samaynayaa amba waan saxayaa Xisbi ahaan isagu marka hore dibada ma […]

KULMIYE BARWAAQADII SHALAY DOORASHO DIIDAY ABAARTA MAATANA VOOD BUU RABAA

KULMIYE BARWAAQADII SHALAY DOORASHO DIIDAY ABAARTA MAATANA VOOD BUU RABAA

SCM ALLAHA WEYNI ABAARTA HA INAGA SOO GAADHO. ADUUNAYADA NIN NOOLOOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN. MUUSA BIIXI WUXU SHEEGAY IN MADAXWEYENAHA MAXKAMAD LA TAAGI DOONO HADII DOORASHADA DIB LOO DHIGO.CAJIIB. KULMIYOO ZEMEN BARWAADIINA AXSAABTA MUCAARIDKA ,SHACABKA SOMALILAND, IYO BEESHA CAALAMKUBA KALA CAALWAYDAY IN DOORASHADA WAKHTIGEEDII LA QABTO TII OO WAX CUDURDAAR AH LOO HAYEN DADKUNA […]

MAXAA REER AWDAL LOOGU JOOJIN WAAYEY DIIWANGELINTII KU BEEGNAYD ABAARIHII GOBOLKA KA DHACAY

MAXAA REER AWDAL LOOGU JOOJIN WAAYEY DIIWANGELINTII KU BEEGNAYD ABAARIHII GOBOLKA KA DHACAY

Guud ahaanba shacbiga ,dawladda ,xisbiyada siyaasadda iyo ururada madaxa bannaan ee bulshada dalka ayaa inta badan ka hadla sida guud ahaanba dadweynaha gobolada dalka ku kala nool ugu wada noolaan lahaayeen caddalad ,sinaan ,iyo midnimo isla markaana wada qayabsadaan duruufaha nololeed ,amniga iyo horumarka .Sidoo kale ayaa dadweynaha iyo dawladda Soomaaliland isku guubaabiyaan in guud […]

Jawaab Ku Beeroole Mandela+Hadalkii Deelqaafka Ku Ahaa M/X. Saylici+H.cafan +M.case Gob La Ciifta Waa La Arki Jiray Guni Se Waa Liid.?Dr.khadar-Libaaxley

Jawaab Ku Beeroole Mandela+Hadalkii Deelqaafka Ku Ahaa M/X. Saylici+H.cafan +M.case Gob La Ciifta Waa La Arki Jiray Guni Se Waa Liid.?Dr.khadar-Libaaxley

Deylqaaf fagaaruu iblays kugu dukhuulaaye qof ahaan uma holodo u jawaabista tolka; hayeeshee in aan adigu kuu jawaabaa waa igu laba khasaar; waxa aan u fayl gareysanayaa sidii walaal weyn oo dishoonaya walaalkii ka yar da’ ahaan oo khalad batay !! Mar waalid caaq baad tahey beeroolow, marna daris xume uurka ka buka oo xadhaadhey. […]

Page 1 of 241123Next ›Last »

Recent Comments