Home » Archives by category » Opinion » Faalo

” Somaliland parliamentary members don’t feel shame. They have to resign”!! By Dr .Abdi.E. Obseyeh ,G/Awdal.

” Somaliland  parliamentary  members  don’t feel shame. They have to resign”!! By Dr .Abdi.E. Obseyeh ,G/Awdal.

Somaliland parliamentary members (PMs.) are quick to vote certain laws which they get some benefits. We are all aware of many agendas of which they have passed according to their interest. Strangely to say that there are many agendas which they don’t like to discuss ,debate and pass .Many of our community believe that most […]

DAKHLIGA DAWLADDA DHEXE CASHUURAHA BERRIGA BOORAMA OO KOR U KACAY IYO BISAARAD HADHAYSAY XARUMAHAASI DIIRADA LUGHAYA

DAKHLIGA DAWLADDA DHEXE CASHUURAHA BERRIGA BOORAMA OO KOR U KACAY IYO BISAARAD  HADHAYSAY XARUMAHAASI  DIIRADA LUGHAYA

Boorama ,Sept-Dakhliga dawladda  dhexe kasoo gala cashuuraha berriga ee Boorama ayaa   kor u kacay  labadii bilood ama saddeexdii i bilood ee u dambaysay .Kororka dakhligan oo  ka badan kii xukuumaddii soo geli jiray bilahan oo kale ayaa la sheeeya inay la xidhiidhio kaambayn ama olole an hore loo arag oo maamulka xafiiska cashuuraha berriga Boorama […]

All Somalis must fully support and standby H.E Abdi Mohamoud Ileyand to fight against Oromo Aggression

All Somalis must fully support and standby H.E Abdi Mohamoud Ileyand to fight against Oromo Aggression

The ascension of Abiy Ahmed to the Premiership in Ethiopia April  2018  for reformist policies, he is yet to get his hands dirty in solving the age-old Oroma Borana- Somali pastoralist conflict. Violence has broken out in an eastern city in Ethiopia after federal troops took over key positions including the local parliament. Soldiers were […]

Tayo Waa Talesom

Tayo Waa Talesom

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MD. MUUSE BIIXI CABDI.

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MD. MUUSE BIIXI CABDI.

Taariikh: 18/06/2018 Ku : Madaxweynaha Somaliland, Hargeysa. Og: Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Hargeysa. Mudane Madaxweyne, salaan kadib, anigoo ah Jiif Caaqilka Beesha Bahabar Muuse, magacayguna yahay Garaad Muuse Ceelaabe Abaar, waxaan kuu soo gudbinayaa dacwad aan kaga cabanayno beesha Jibriir Abokor oo mudo 27 sano ah uu naga dhexeeyo muran la xidhiidha deegaanka dhulbeereedka Caadda […]

SAYLIC‘Y Respond to Sagar Cyclone Disaster reminded me there are still responsible Somaliland leaders whom can be trusted.

SAYLIC‘Y Respond to Sagar Cyclone Disaster reminded me there are still responsible Somaliland leaders whom can be trusted.

After tropical cyclone Sagar that resulted heavy rains and flooding hit Somaliland North West coastal towns and caused  more than 50 Human death, destruction of livestock, houses, roads, schools, health centers, and farm product, H.E Vice President of Somaliland was the first government officials who responded to that crises. He initiated both diplomatically and humanitarian […]

Maayerka Borama Oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimid Badhasaabka Awdal Oo La xidhiidhay Kharash Gurmad Loogu Galo Degmada Lughaya Duufaantii kadib

Maayerka Borama Oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimid Badhasaabka Awdal Oo La xidhiidhay Kharash Gurmad Loogu Galo Degmada Lughaya Duufaantii kadib

Tan iyo dhacdadii Duufaanta xanuunka kululayd ee dadweynha gobolka Awdal gaar ahaan degmada Lughaya ku habsatay waxa soo baxaya in maayerka Borama uu ku gacan saydhay dalab uga yimid badhasaabka gobolka Awdal kaasi oo ahaa in uu rabo in uu kaalin bini aadanimo ay degmada Borama maamulkeedu ka gaystaan sidii gurmad  dawo, cunto iyo loola […]

DIIRADA LUGHAYA. MAXAA LAGA OGYAHAY BURBURKA DUUFAANADU U GEYSTEEN HANTIDA DADWEYNAHA IYO KAABAYAASHA NOLOSHA GOBOLADA GALBEEDKA DALKA Mohamed Omar sh.

Cid oo ku nool degaanada /awdal  isla markaana markhaati ka ahaa   duufaanadii iyo roobabkii dabayluhu la socdeen   ee ka da’ayey  gobolka bilowgii toddobaadkan  ayaa waxay dib u xusuustaan kana naxaan  burburrkii  iyo  saskii ay ka qaadeen   wixii dhacayey maalmahaasi. khasaaraha dhinaca nolosha dadka iyo duunyada ee ay galaafteen dufaanadaasi  ayaa dhinaca kale  waxay taasi illawsiiyeen […]

Wiil Arday Ah Oo 10 qofood Oo Qoyskooda Ah Duufaantu Qaaday

Wiil Arday Ah Oo 10 qofood Oo Qoyskooda Ah Duufaantu Qaaday

Ibraahim Muuse Cabdi oo ka mid ah ardayda wax ka barta tuuladda Gargaara ee gobolka Awdal ayaa masiibo naxdin leh ku habsatay ka dib markii duufaantii Roobka wadatay ka dishay sideed qof oo qoyskooddda ah. Ibraahim Muuse Cabdi waa arday ay masiibaddii ka dhacay Awdal uu kaligii ka badbaaday, waxaa Daadadkii rogmanayey gurigoodii ugu soo […]

Madaafiic Lagu Weeraray Saldhig Ciidamada AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho

Madaafiic Lagu Weeraray Saldhig Ciidamada AMISOM Ay Ku Leeyihiin Duleedka Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho. Dad ku sugan deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in madaafiic dhowr ah lagu tuuray saldhig ciidamada ay ku lahaayeen deegaanka, iyadoo aan si rasmi loo […]

Page 1 of 34123Next ›Last »

Recent Comments