Home » Archives by category » Politics

Taariikheed Nololeedka Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar (mahdi gees)oo Kamida Xildhibaanada Somaliland

Taariikheed Nololeedka  Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar (mahdi gees)oo Kamida Xildhibaanada Somaliland

Waxa dhawaanahanba dalka UK marti inoogu ahaa Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar(Mahdi-Gees) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Awdal, kana soo baxay xusbiga KULMIYE ee haatana haya hogaanka dalka.

Recent Comments