Home » Archives by category » Sport

SPORTS:Xulka Qaranka Ghana Oo Iska Xaadiriyay Wareega Sideed Dhamaadka AFCON 2017 Iyo Asamoah Gyan Oo Mali Guuldaro Baday

SPORTS:Xulka Qaranka Ghana Oo Iska Xaadiriyay Wareega Sideed Dhamaadka AFCON 2017 Iyo Asamoah Gyan Oo Mali Guuldaro Baday

LUGHAYASPORTS-Xulka qaranka Ghana ayaa noqday xulkii labaad ee u soo baxay wareega sideed dhamaadka tartanka qaramada Afrika ee ka socda dalka Gabon kadib markii ay 1:0 ku garaaceen dhigooda Mali. Asamoah Gyan ayaa noqday xidiga sameeyay farqiga u dhexeeyay Ghana iyo Mali isaga oo dhaliyay goolka Black Stars ka caawiyay in ay Senegal kula biiraan wareega […]

SPORTS:Kooxaha Man United & Liverpool Oo Markale Dhibcaha Qaybsaday Xili Labada Kooxoodba Lumiyeen Dhibco Muhiim U Ahaa

SPORTS:Kooxaha Man United & Liverpool Oo Markale Dhibcaha Qaybsaday Xili Labada Kooxoodba Lumiyeen Dhibco Muhiim U Ahaa

LUGHAYASPORTS-Zlatan Ibrahimovic ayaa noqday geeska Manchester United ka badbaadiyay guuldaro xanuun badnaan lahayd oo Old Trafford kaga soo gaadhaysay kooxda Liverpool wuxuuna Ibrahimovic dhamaadkii kulankan kansalay gool rekoodhe ahaa oo uu James Milner u dhaliyay Liverpool. Mourinho iyo Klopp ayaa markii labaad xili ciyaareedkan dhibcaha wadaagay. Manchester United iyo Liverpool iska lumiyay dhibco muhiim ah […]

SPORTS:Liverpool Oo Anfield Ku Garaacday Man City Iyo Georginio Wijnaldum Oo Reds U Horseeday Guul Dahabi Ah

SPORTS:Liverpool Oo Anfield Ku Garaacday Man City Iyo Georginio Wijnaldum Oo Reds U Horseeday Guul Dahabi Ah

LUGHAYA SPORTS-Tababare Klopp iyo ciidamadiisa Reds ayaa Afield guul dahabi ah kaga gaadhay Manchester City iyada oo Guardiola uu la kulmay guuldaradii afraad ee xili ciyaareedkan ku soo gaadhay Premier leaque-ga. Gool uu bilawgii kulankan dhaliyay Georginio Wijnaldum ayaa Reds ugu filnaaday in ay Man City iyo macalinkooda Guardiola dhulka ku dhigaan, waxayna Reds sii xejisatay […]

SPORTS:Man United Oo Old Traffrod Ku Dubatay Sunderland, Mourinho Oo Cadaadiska Ku Sii Kordhiyay David Moyes Iyo Red Devils Oo Guulaheeda Sii Wadata

SPORTS:Man United Oo Old Traffrod Ku Dubatay Sunderland, Mourinho Oo Cadaadiska Ku Sii Kordhiyay David Moyes Iyo Red Devils Oo Guulaheeda Sii Wadata

LUGHAYA SPORTS:Manchester United ayaa sii wadata qaab ciyaareedkii fiicnaa ee ay ku soo jirtay kulamadii ugu danbeeyay waxayna guul wayn Old Traffrod kaga gaadhay kooxda dhibtoonaysa ee Sunderland. Daley Blid, Zlatan Ibrahimovic  iyo Henrikh Mkhitaryan oo min hal gool dhaliyay ayaa Mourinho iyo kooxdiisa ka caawiyay in ay dhinac iskaga dhigaan kooxda Sunderland waxayna guushan […]

SPORTS:Kooxaha Man United & Arsenal Oo Dhibcaha Old Traffrod Ku Qaybsaday DAAWO GOOLASHA LAGU KALA BAXAY

SPORTS:Kooxaha Man United & Arsenal Oo Dhibcaha Old Traffrod Ku Qaybsaday DAAWO GOOLASHA LAGU KALA BAXAY

LUGHAYASPORTS-Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa Old Trafford ku galay barbaro 1:1 ah waxaana Arsenal dhamaadkii kulankan guuldaro ka badbaadiyay Olivier Giroud kaas oo kansalay gool uu Jaun Mata udhaliyay kooxdiisa Red Devils. Iyada oo Manchester United u muuqatay in ay guulaysanayso ayuu Olivier Giroud daqiiqadii 89 aad kooxdiisa Gunners udhaliyay goolka Mourinho iyo jamaahiirta Red Devils […]

TOOS U Daawo Ciyaarta Finalka Ee Dhexmaraysa Gobolada Awdal iyo Saaxil

TOOS U Daawo Ciyaarta Finalka Ee Dhexmaraysa Gobolada Awdal iyo Saaxil

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND:Xulka Gobolka Xaysiimo Oo Dhulka Jiiday Xulka Gobolka Sanaag

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND:Xulka Gobolka Xaysiimo Oo Dhulka Jiiday Xulka Gobolka Sanaag

LUGHAYA SPORTS-Kulamada wareega labaad ee sideed dhamaadka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa galabta ka bilawday  garoonka Hargaysa Stadium waxaana kulan adag iskaga hor yimid xulalka gobolada Sanaag iyo Xaysimo oo ka wada tirsan Group A waxayna labada xul gobol kulankan ciyaarayeen iyaga oo soo guuldaraystay kulamadii wareegii hore. Xulka gobolka Xaysimo ayaa guuldaro wayn kulankii furitaanka […]

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND: Xulka Gobolka Gabiley Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaadhay Xulka Gobolka Daad-Madheedh

SPORTS:TARTANKA GOBOLADA SOMALILAND: Xulka Gobolka Gabiley Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaadhay Xulka Gobolka Daad-Madheedh

LUGHAYASPORTS-Waxaa maalintii afraad si hamsami ah Hargaysa Stadium uga socda tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland wareegooda sideed dhamaadka. Iyada oo hore wareegii kowaad ee isreeb reebka tartanka ciyaaraha Gobolada Somaliland lagu soo qabtay gobolada Awdal iyo Togdheer, ayaa wareega labaad ee sideed dhamaadku ay maalmihii ugu danbeeyay ka socdeen Hargaysa Stadium oo la dhigay cawska macmalka […]

SPORTS:Antoine Griezmann Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Ciyaartoygii Horyaalka La Ligaha Ugu Fiicnaa Xili Ciyaareedkii 2015/16

SPORTS:Antoine Griezmann Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Ciyaartoygii Horyaalka La Ligaha Ugu Fiicnaa Xili Ciyaareedkii 2015/16

LUGHAYA SPORTS-Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Atletico Madrid ee Antoine Griezmann ayaa xidigaha aduunka ugu fiican ee horyaalka Spain ku garaacay abaal marinta ciyaartoygii ugu fiicnaa horyaalka Spain ee La Ligaha ee xili ciyaareedkii 2015/16. Antoine Griezmann ayaa xili ciyaareedkii hore soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo kooxda Atletioc Madrid ka caawiyay in ay […]

SPORTS:Cheslea 4-0 Man United: Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Xasuuqday Man United DAAWO GOOLASHA

SPORTS:Cheslea 4-0 Man United: Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Xasuuqday Man United DAAWO GOOLASHA

LUGHAYASPORTS-Cheslea ayaa Stamford Bridge ku xasuuqday kooxda uu macalinkoodii hore ee Mourinho hogaaminayay ee Manchester Unted, waxayna kooxda Antonio Conte ee Blues ay Mourinho iyo Red Devils ku xasuuqday 4:0 iyada oo Pedro Rodriguez uu 30 ilbidhiqsi ku dhaliyay goolka furitaanka ee Chelsea waxaana min hal gool raacsaday Gary Cahill, Hazard iyo Kante. Waa guuldaradii […]

Page 1 of 110123Next ›Last »

Recent Comments