Home » Archives by category » tacsi

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO XIlDHIBAAN SULEEX MADAR IYO QOYSKA REER MADAR OO UU KA BAXAY WALAALKOOD( AHUN)MARXUUN MAXAMED MADAR XOOSH.

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO  XIlDHIBAAN SULEEX MADAR  IYO QOYSKA REER MADAR OO UU KA BAXAY WALAALKOOD( AHUN)MARXUUN MAXAMED MADAR XOOSH.

Borama LUGHAYA.COM — Waxa habeenkii xalayto ku geeriyooday dalkaasi Kenya ALE HA U NAXARIISTEE  MARXUUN MAXAMED MADAR XOOSH .HADABA dhamaan dadka  Hoos ku qoran waxa ay tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan eheladii qaraabadii iyo qoykii uu ka baxday ( AHUN)MARXUUN MAXAMED MADAR XOOSH oo maanta ku geeriyootay cisbitaal kuyaala dalka KENYA Islamarkaana lagu aasay […]

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cade Muuse Oo ku Geeriyooday Magaalada Dubai.

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cade Muuse Oo ku Geeriyooday Magaalada Dubai.

Allaha u naxaristo,waxaa magaalada Dubai maanta ku geeryooday madaxweynihii hore ee Puntland,Maxamuud Muuse Xirse [Cadde Muuse]. Marxuun Cadde ayaa ku xanuusanyey muddooyinkii dambe dalka Imaaradka Carabta, sida uu Hiiraan Online u sheegay goor dhaw wariye Feysal Boston oo ah wariyaha HOL ee magaalada Boosaaso. Xiligii uu Alle u naxariisteen Cadda Muuse madaxweynaha uu ka ahaa […]

Suldaan Samatar & Xubno kale Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Xil. Cali Gabilay Oo Wiil kaga Geeriyooday London.

Suldaan Samatar & Xubno kale Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Xil. Cali Gabilay Oo Wiil kaga Geeriyooday London.

Suldaan Ibraahin Jamac Samatar oo ay wehelinayaan Suldaan Abshir Maxamed Ducaale iyo Suldaan Muuse Cilmi Dusiiye, iyo  Dr. Cabdiraxmaan Jaamaca Hadi,ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray geerida naxdinta leh ee ku timid Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye(Cali Gabilay) oo uu wiil uu dhalay kaga geeriyooday magaalada London AHUN Marxuum Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabilay). Waxayna Dhamaantood ilaahay […]

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

Murrashax Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuun Mustafe Cali Obsiiye (Cali Gabiley)

(Hargeysa Lughaya.com)-Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, garabyada xisbiga, laamaha gudaha iyo dibadda iyo guud ahaanba taageerayaasha xisbiga KULMIYE waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan […]

Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Tacsi: Dhamaan Reer Xasan Caafi Waxay Tacsi U Dirayaan Xildhibaan Cali Gabilay Oo Wiilkiiskii Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Axmed Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Xaliimo Muumin Cabsiiye Abokor Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Sahra Abuukar Cumar Mustafe Xasan Caafi Xaaskiisa Maryan Mahdi Xasan Caafi iyo Xaaskiisa Farxaan Xasan Caafi Maxamed Xasan Caafi Iyo Dhamaan reer xasan caafi iyo caruuraha ay dhaleen waxay tacsi tiiraanyoleh u dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Xildhibaan Cali Obsiiye […]

TACSI:Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Iyo Qaraabada Uu Ka Baxay AHUN Marxuum Aabe Yuusuf Riiraash Oo Galabta Ku Geeriyooday Boorama

TACSI:Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Iyo Qaraabada Uu Ka Baxay AHUN Marxuum Aabe Yuusuf Riiraash Oo Galabta Ku Geeriyooday Boorama

Maxamed Nuur Muuse (Bili bili) Abokor Xasan Caafi Cabdale Cali Yuusuf Axmed Nuur Muuse Yuusuf Nuur Muuse Xasan Siciid Dheeldheel Axmed Xuseen Samaale Maxamed Faaliye Maxamed Aadan (D aadan) Maxamed Cabdilaahi Xuseen Cumar Daahir Cilmi Maxamed Cawaale Seed Kamaal Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici Xoghayaha D/H/ Borama Muumin Xuseen Xasan Axmed Madar (Qayte) Dhamaan dadka Kor ku […]

Xisbiga UCID Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska iyo Qaraabada Uu ka Baxay AHUN Marxuum Prof Cali Cismaan Miicaad.(Cali Nadiif)

Xisbiga UCID Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska iyo Qaraabada Uu ka Baxay AHUN Marxuum Prof Cali Cismaan Miicaad.(Cali Nadiif)

Xoghayaha Xuquuqul Insaanka ee xisbiga Ucid Mud. Cumar Daahir Cilmi ayaa manta tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska iyo Qaraabada Uu ka Baxay AHUN Marxuun Prof Cali Cismaan Miicaad.(Cali Nadiif) oo habeenimadii xalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca xisbiga UCID kana wakiil ah gudoomiyaha xisbiga mud. Faysal Cali Waraabe […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Ehelada Aniis Saalax Xaji Xasan Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Ehelada Aniis Saalax Xaji Xasan Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.

(Hargaysa Lughaya)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland-ba waxa uu dhambaal Tacsi ah u dirayaa Bahda waxbarashada, iyo tacliinta sare, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya geerida ku timi Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag, ALLE ha u […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madax Dhaqameedka Iyo Shacabkaba Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuun Suldaan Cabdi Muuse Geelle Oo Ku Geeriyooday Boorama

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madax Dhaqameedka Iyo Shacabkaba Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuun Suldaan Cabdi Muuse Geelle Oo Ku Geeriyooday Boorama

Madaxweyne Siilaanyo Oo Madax Dhaqameedka Iyo Shacabkaba Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuun Suldaan Cabdi Muuse GeelleOo Ku Geeriyooday Boorama. TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Madaxda dhaqanka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, […]

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Tacsi U Diray Qoyska Uu ka Baxay AHUN Cabdikariin Maxamed Rabiile Good Oo Lagu Aasay Boorama

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Tacsi U Diray Qoyska Uu ka Baxay AHUN Cabdikariin Maxamed Rabiile Good Oo Lagu Aasay Boorama

Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta isaga oo ku sugan Boorama tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan reer Qyska Rabiile Good gaar ahaan reer Maxamed Rabiile Good isaga oo markaasi uga tacsiyeeyay geeridii ku timid AHUN Cabdikariin Maxamed Rabiile oo maalintii shalay lagu aasay magaalada Boorama. Madaxwayne Ku Xigeenka oo subaxnimadii […]

Page 1 of 12123Next ›Last »

Recent Comments