Home » Archives by category » Uncategorized

Isbadalka Somaliland Waxaa Keeney Xisbiga KULMIYE BY:Maxamed jeex

Isbadalka Somaliland Waxaa Keeney Xisbiga KULMIYE BY:Maxamed jeex

Lix sano ka hor somaliland halkey joogtey waan wada garaneynaa oo dhamaan kaabayaasha dhaqaaluhu aadbay u liiteen meel aad u hoosaysana wey marayeen dadkuna baahidoodu wey badneyd . Laakiin maanta waxaa meel kastaba ka muuqda waxqabadkii xisbiga kulmiye uu ka sameeyey dhamaan dalka somaliland ,waxqabadkaas oo ah mid aan qoraal lagu soo koobikarin laakiin hadaan […]

Daawo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Oo Isbaar-bardhig ku Sameeyay kala Duwanaansha Xukuumadihii somaray Somaliland.

Daawo Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga Oo Isbaar-bardhig ku Sameeyay kala Duwanaansha Xukuumadihii somaray Somaliland.

DAAWO VIDEO:Gabadh Caruurta Xada Oo Sheegtay In Caruurta Ay Xado Muqdisho Dhexdeeda Lagaga Iibsado

DAAWO VIDEO:Gabadh Caruurta Xada Oo Sheegtay In Caruurta Ay Xado Muqdisho Dhexdeeda Lagaga Iibsado

LUGHAYA.COM-DAAWO VIDEO:Gabadh Caruurta Xada Oo Sheegtay In Caruurta Ay Xado Muqdisho Dhexdeeda Lagaga Iibsado.

AKHRISO:Wakhtiga La Qaban Doono Doorashada Gudoonka Sare Ee Golaha Shacabka Somaliyeed Oo La Shaaciyey

AKHRISO:Wakhtiga La Qaban Doono Doorashada Gudoonka Sare Ee Golaha Shacabka Somaliyeed Oo La Shaaciyey

LUGHAYA.COM-Sida ay sheegeen Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen, Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen ayaa waxa ay dhici doontaa 11-ka ilaa 12-ka Bishan January. Waxa ay sheegeen Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Golaha shacabka in ay si wanaagsan u socoto qaban qaabada ku aadan Doorashada […]

HARGEYSA:Radio Hargeysa Oo Banaanka Soo Dhigay Codad Kala Duwan Oo Sheegaya In Shirqool Dil Loo Maleegayo Wasiir Cadaani

HARGEYSA:Radio Hargeysa Oo Banaanka Soo Dhigay Codad Kala Duwan Oo Sheegaya In Shirqool Dil Loo Maleegayo Wasiir Cadaani

LUGHAYA.COM-Radio Hargeysa Oo Banaanka Soo Dhigay Codad Kal Duwan Oo Sheegaya In Shirqool Dil Loo Maleegayo Wasiir Cadaani.

Hambalyo ku socota Dr Mustafe MuuminMuuse Oo ka mid ah xubnaha dhalin yaradii Xisbiga Kulmiye Magacaabay

Hambalyo ku socota Dr Mustafe MuuminMuuse Oo  ka mid ah  xubnaha dhalin yaradii Xisbiga Kulmiye  Magacaabay

Qaarka Dhalinyarada iyo wax garadka  Dagmooyinka Borama, Baki,Garbadadar iyo Lughaya,  ayaa hanbalyo  lagu dhiiri galinayo  u diray  Dr Mustafe Muumin Muuse oo loo magacaabay Xoghayaha Arimaha Bulshada iyo deegaanka  garabka dhalinyarada ee  ee Xisbiga Kulmiye  isla mar ahaantaasina  dhawaan  Gudoomiyaha Xisbigu  uu magacaabay.   xubnahani lasoo xidhiidhay warbaahinta ayaa ku  Tilmaamay Dr Mustafe Muumin Muuse […]

Baashe Cali Jaamac Waa Halyey Qaran: Wuxuu Mideeyey Somaliland Wuxuuna Dadka Ka Qabtay Agaasimihii Guud Kaas Oo Loo Eryey Laba Wasiir Ee Hore Harti Ah

Baashe Cali Jaamac Waa Halyey Qaran: Wuxuu Mideeyey Somaliland Wuxuuna Dadka Ka Qabtay Agaasimihii Guud Kaas Oo Loo Eryey Laba Wasiir Ee Hore Harti Ah

Mudane Baashe Cali Jamac waxa hubaal inuu taariikhda baal dahab ah ka galay kasbadayna quluubta beelaha dhulbahante iyo guud ahaanba Somaliland. Waa siyaasi ruug cadaa ah oo ay sarayso fekerkiisu. Waxa uu qayb ka ahaa aas aaskii Somaliland isagoo ka soo bilaabay baligubadle. Waxa uu mudo yar ku qabtay hawl qarankan ku qaadan lahayd nus […]

Sharciyan Muj.A.M.Seed Ayaa Xaq Sharci U Leh In Lagu Wareejiyo Gudoomiyanimada Xisbiga Wadani Gudomiye Ciro Dabadii ( Lugina jeeni uma boodo )!! Khaalid-Libaaxley.

Sharciyan Muj.A.M.Seed Ayaa Xaq Sharci U Leh In Lagu Wareejiyo Gudoomiyanimada Xisbiga Wadani Gudomiye Ciro Dabadii ( Lugina jeeni uma boodo )!! Khaalid-Libaaxley.

Lugina jeeni uma boodo!! Sida Awrta safarka ama dhaanka sida la iskugu xidhiidhiyo marka ay gudanayaan safar hawleedkooda ee awrba awrka ka horeeya ku faruur xidhanyahey ayaaney …………………………………………………………………………………………………………………… Sida 1,2,3 ay hab maangal ah isugu xig-xigaan ee aaney u aheyn in 1,4,9 hab sax ah oo si habsamiya isugu xig-xiga ayaaney…………………………………………………………………………………………………………………… Sida madaxweynaha iyo madaxweyne […]

Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Guddiga Doorashooyinka Ku Wareejisay Kharashaadkii Lagu Galayay Doorashada.

Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Guddiga Doorashooyinka Ku Wareejisay Kharashaadkii Lagu Galayay Doorashada.

(Hargeysa Lughaya.com)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Jamhuuriyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa guddiga doorashooyinka qaranka ku wareejisay qaybo ka mid lacagtii doorashada

Guddiga Doorashooyinka Oo soo Dhoweeyay Xubnihii Maamul Goboleedadu Usoo Doortay Aqalka sare Ee Somaliya

Guddiga Doorashooyinka Oo soo Dhoweeyay Xubnihii Maamul Goboleedadu Usoo Doortay Aqalka sare Ee Somaliya

LUGHAYA.COM-Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa soo dhoweeyay doorashooyinkii Aqalka sare ee maamul goboleedyada dalka ka jira ku soo doorteen xubnaha u matalaya Aqalka sare. Sidoo kale Guddiga doorashooyinka ayaa soo dhoweeyay dhismaha maamul goboleedka Hirshabeelle, waxaana uu ugu baaqay inuu soo dedejiyo magacaabista Musharaxiinta u tartamaya Aqalka sare. Halkan hoose ka akhriso war […]

Page 1 of 17123Next ›Last »

Recent Comments