Home » Archives by category » Warbixin

Somaliland: Hab-maamuuskii Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Dhulka La Jiiday, Mahadhada Xeerka KULMIYE Iyo Miisaanka Masallooyinka Dadweynaha AWDAL

Somaliland: Hab-maamuuskii Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Dhulka La Jiiday, Mahadhada Xeerka KULMIYE Iyo Miisaanka Masallooyinka Dadweynaha AWDAL

(Hargaysa Lughaya,com)Xildhibaan Xasan Cawaalle Caynaan oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda lagana soo doortay gobolka Maroodi-jeex, ayaa si qaawan u aflagaadeeyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Xildhibaan Xasan Cawaalle oo ka soo jeeda deegaanka Gobolka Gabiley, kana tirsan Xildhibaanadda xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Ku-xigeenka inuu isku […]

DAAWO Barnaamij Gaar Ah Oo Aanu idiinka Soodiyaarinay Abaarha Baahsan Ee Dad iyo Duunyaba Sahayday

DAAWO Barnaamij Gaar Ah Oo Aanu idiinka Soodiyaarinay Abaarha Baahsan Ee Dad iyo Duunyaba Sahayday

BOORAMA LUGHAYA.COM Barnaamij Gaar ah Oo Aanu idiinka Soodiyaarinay Abaarha Baahsan Ee Dad iyo Duunyaba Sahayday Halkan ka Daawo

WAX KA BARO XANUUNKA EBOLA (Waxa keena xanuunka, calaamadaha lagu garto, sida la iskugu gudbiyo, daawayntiisa iyo sida looga hortago)

Hordhac: Xanuunka loo yaqaano Ebola Virus disease (EVD) oo wakhtiyadii hore loo yaqaanay Ebola haemorrhagic fever waa xanuun dilaa ah oo ku dhaca dadka iyo xayawaanka qaar ka tirsan. Qofka uu ku dhacaa wuxuu u badan yahay dhinaca geeridda (qiyaastii 60% dadka xanuunka qaadaa way dhintaan).. Waxa dhaliya ama keena ili-ma qabatay (Virus) loo yaqaano […]

Somaliland iyo Marxalada Siyasadeed Ee Ay Soo Martay Mudo Haatan Laga Joogo Gooni isku Tageedii Warbixin Aad U Xiisa Badan

(LUGHAYA.COM) Somaliland iyo Marxalada Siyasadeed Ee Ay Soo Martay Mudo Haatan Laga Joogo Gooni isku Tageedii Warbixin Aad U Xiisa Badan Tan iyo markii laga soo doogay dagaaladii sokeeye ee bedelay colaada weyneyd ee dalka lagu xoreeyay, sanadkii 1991-kii, waxa ay si tartiib tartiib ah bulshada reer Somaliland uga soo gudbayeen natiijadii xumayd ee laga […]

Daawo Warbixin Ay Hay’ada Xuquuqal insaanka Ay Ka Diyaarisay Ciidanka Amisom Ee Ka Hawl Gala Dalka Somalia Ay Kufsi U Gaystaan Haweenka Somalida Halka Qaarna Ay Lacag Ugu Galmodaan + VIDEO

NAIROBI(LUGHAYA.COM) Daawo Warbixin Ay Hay’ada Xuquuqal insaanka Ay Ka Diyaarisay Ciidanka Amisom Ee Ka Hawl Gala Dalka Somalia Ay Kufsi U Gaystaan Haweenka Somalida Halka Qaarna Ay Lacag Ugu Galmodaan + VIDEO

Dam-Jadiid Oo Dishay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Somalia Sheekh Shariif + Xog-Cuslus

  (LUGHAYA.COM) Saraakiil ka tirsan Hogaanka Ururka Dam-Jadiid ee ka taliya Dalka Somalia, ayaa baraha Bulshada siyaabo kala duwan ugu baahiyay Qoraalo sheegaya in Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed Geeriyooday. Saraakiisha ayaa waxa ay Facebook kusoo qoreen Erayo ay ku cadeynayaan Geeri ku timid Shariif Sheikh Axmed, waxa ayna Tilmaamen inuu u geeriyooday […]

Raysal Wasaaraha Somaliya Cabdiwali Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Addis-Ababa Ee Dalka Itoobiya (SAWIRRO)

Aug 19, 2014 Addis Ababa(LUGHAYACOM) – Rayssal Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho, soona gaaray casarliiqii Magaalada Adisabeba ee Dalka Ethiopia. Raysal Wasaaraha safarkiisa waxaa ku wehliya safarkiisa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiri […]

Xisbiyada Macaaridka Dalka DJIBOUTI Oo Qado Sharaf U Sameeyay Siyaasiga Reer Somaliland Yuusuf Budle iyaga Oo Aad U Danaynaya in Saldhigyo Laga Siiyo SAYLAC, BOORAMA IYO HARGEYSA + SAWIRO+ Warbixin

(LUGHAYA.COM) Xisbiyada Macaaridka Dalka DJIBOUTI Oo Qado Sharaf U Sameeyay Siyaasiga Reer Somaliland Yuusuf Budle iyaga Oo Aad U Danaynaya in Saldhigyo Laga Siiyo SAYLAC, BOORAMA IYO HARGEYSA Madaxda ugu saraysa mucaaridka Djibouti oo ka kooban madaxda midowga xisbiyada mucaaridka ah ee USN iyo madaxda ugu saraysa ururka xornimodoonka Djibouti ee Frud ayaa maalintii shalay […]

UEFA Oo Ku Dhawaaqday Seddexda Laacib Ee U Sharaxan Laacibtinimada Yurub ee 2014-2015

SPORTS(LUGHAYA.COM) UEFA Oo Ku Dhawaaqday Seddexda Laacib Ee U Sharaxan Laacibtinimada Yurub ee 2014-2015 Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa goor dhaw shaaciyay magacyada seddexda laacib ee u sharaxan laacibtinimada yurub ee sanadakaan 2014. UEFA oo soo xushay seddexdaan laacib ayaa ku dhawaaqday magacyadooda kuwaas oo kala ah: 1- Cristiano Ronaldo (Real Madrid). 2- […]

Xukuumadda Somaliland, Ayaa ka Hadashay Saamaynta Uu ku Yeelan Karo Somaliland Cali Khaliif Galaydh oo Khamiistii Maanta Loogu Doortay Madaxweynaha Maamulka Kooxda La Baxday Khaatumo State. Deegaanka Saax-dheer Ee Gobolka Sool

Xukuumadda Somaliland, Ayaa ka Hadashay Saamaynta Uu ku Yeelan Karo Somaliland Cali Khaliif Galaydh oo Khamiistii Maanta Loogu Doortay Madaxweynaha Maamulka Kooxda La Baxday Khaatumo State.  Deegaanka Saax-dheer Ee Gobolka Sool

      HARGAYSA(LUGHAYA.COM):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland Cali Khaliif Galaydh oo Khamiistii maanta loogu doortay Madaxweynaha Maamulka kooxda la baxday Khaatumo State.  deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Degaannada Gobollada Bariga Somaliland Cali Maxamuud Xasan (Cali-Sandulle), ayaa ku dooday inaanay arrintaasi wax saamayn ah ku yeelan […]

Page 1 of 212

Recent Comments