Music
Heesta Maanta: iska daansha daashoo! – midhihii Cumar Dhuule – Remix! Dhuule lama sheegin inuu heestan ku luuqeeyey laakiin waxa nasoo gaadhay inuu sameeyey (AUN); Waxa qaaday Siiteey!!!
Midhaha:
Daadkii jacayl baa iqaaday
Dareenkaagiiba ila fogaaday
Dookhiiyo naftaa ii heshiiyey
Alla! waxaan daayey baan dib u bilaabay
Durba nabar xanuunaan u darisey
adiguna horteed ima dawaynin
Iska daansha daashoo dhulkaagoo
Allah idishiye huuno ha’igu diganin
PartII:
Anoo dumarka iyo sheekadoodaa
iska daayey oo aan ilaaway
Dabin sow adigu iima qoolin
Anoo daalan hawl ilama doonan
Qalbigayga ima docondocaynin
Mudo hadalo iguma duraynin
Allah iska daansha daashoo dhulkaagoo
Huuno idishaye haygu diganin