Musuqa Hadheeyay Wakaalada Biyaha Hergeisa Ee Sababay Surmiga Danyarta Jaray By:Badmaax

biyoXukuumada Axmed-siiraanyo waxay ahayd inay ka xishooto faanka waxqabad ee ay shacabka harraadku jaray dhegahooda ku asqaysay.Ma waxay garan wayday bal shacabkan qayladu ka dhamaatay ku guntada sidii caasimada biyo loo soo gelin lahaa ilayn biyo maynaan waayine oo Geed-deeble iyo ceelasha Xunbo-weyne ayaa ku filane,weliba ka badane.Ma dhuumaha iyo haamaha keydka ee biyaha ayay dhaqaajin kari waayeen. Continue reading

Baarlamaanka Oo Loo Qaybiyay Barnaamijka Xukuumadda Cusub Ay Ku Howl-gali Doonto

BARLAMAANKAMuqdisho(LUGHAYA.COM)-Kulanka baarlamaanka maanta oo ahaa kalfadhiga saddexaad fadhigiisa 57aad oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayuu furitaankii kulanka guddoomiyuhu isagoo ku hadlaya magaca baarlamaanka uu ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Xasan Sheekh Ibraahim oo ka mid ahaa qareennada Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka Maraykanka, iyadoo isla kulanka lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo lagu magacaabo Dr Maxamed Aadan Waaberi. Continue reading

Daawo Siday U Dhacday Caleema Saarka Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe Oo Goordhawayd Dhacday Iyo Nuxurka Khudbadihii Halkaas Laga Soo Jeediyey+VIDEO

mqdefault (5)

 

 

 

 

 

LUGHAYA.COM-Waxaa xaflad baldhaan lagu qabtay magalaada Kismayo ee xarunta maamulka Jubbaland halkaas oo goordhawyd lagu soo gabagabeeyey Xaflad caleemasaar ah oo loo sameenayey Hogaamiyaha maamulka Jubbooyinka Axmed Maxamed Axmed(Madoobe) iyadoona ay ka soo qayb galeen masuulin kala duwan. Continue reading

Daawo Hayada Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo U Magacawday Gudoomiye Cusub Oo Gobolka Awdal Mudane Axmed Cabdilaahi Faqle+VIDEO

sulabshir 111

 

 

 

 

 

Borama(LUGHAYA.COM)-Hayadaha Xukuumiga ah ayaa waxa ka mid ah hayada Xuquuqul Insaanka taasi oo madaxwayne Siranyo  dhisay  markii uu xilka Qabtay , waxana ay mudo ahayd hayad aan looga baran maamuladii hore ee Somaliland , waxana ay hada  aad moodaan in ay gobolada dalka gaadh siinayso maamulkeeda. Continue reading

Dadka Gobolada Gabiley Awdal Iyo Salel Degani Ma U Baahanyihiin Inay Maanta Horimar Ka Sameeyaan Dhinaca Wadooyinka? Waa Qalinkii M.M Shirdoon

garbo                                Marka hore   waxay mahadi u Sugnaatay Allah (SWT) Marka xigta waxa mahad leh Saxaafada Dhamaan Gayiga Luqada Somaliga lagaga hadlo ka hawlo gasha magacay doonaan ha huwanaadaane Madal walba oo ay ku Suganyihiin inta  Milgaha Mihna Saxaafadeed sida ugu Saxsan uga Adeegta. Continue reading

Maanso: Mahad iyo Salaad Qudha Muxuu Kaaga Heli Waayey? By: Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Rooble

shimbiroGabay: (Miisaanka Nolosha) Gabaygan waxa sameeyey anigoo ah Maxamuud Cabdilahi Rooble… Salaadii Subax ayaa taagnayd Masaajidka hortiisa ayaan kula kulmay Nin aan is waji garanayney.Salaan ka dib ayaan ku idhi Salaadii ayaa la galayaa… isagoo mashquul ah ayuu igu yidhi ” Meel ayaan ku cararayee gaadhiga ayaan ku dhex tukan doonaa”!! Continue reading

Video: California Police Mudered a Homeless and Mentally ill Man: Must See Video

kellyThomas1Two California Cops Charged In Death Of Homeless Man After Violent Arrest(Fullerton)  In 2011, The California police provoked, murdered a homeless and mentally ill person called Kelly Thomas. The people in the court did not believe the footage they saw in the surveillance camera that captured the incident. The jury in California court found NOT GUILTY the police killers! the injustice do not only happen in Africa or some particular areas around the world such as Somaliland by Rayale’s or Axmed Silanyo’s untrained soldiers but also well paid and well trained “Peace Officers” also kill unarmed and mentally ill people. The question is how many other innocent people they killed those police officers? Viewer discretion is advised:

Dalka maraykan ayaa dil foolxun loogu gaystay shaqsi maskaxda ka jiran oo darbi jiif ah ama hoy uu ku hoydo aan haysan. Maxkamad ku taala dalka maraykanka ayaa laba askari oo ka mid ah askartii dishay Kelly Thomas ayaa danbiiga ay sheegtay inay maxkamadu ku wayday iyadoo xataa Video la hayo.

Hadaba waxay shacabka Maraykanku is waydiinayaan imisa qof oo kale ayey dileen askartan dirayska dawlada xidhan ee ay haboonayd inay shacabka difaacaan.

waxase cad in dilka maamulka meel ka jiraa uusan kaliya ku eekayn sida askarta aan lacagta qaadan ama aan kazoo bixin tababaro caalami ah ee sida kuwa Somaliland ka hawl gala ee shacabka gumaada balse askarta Maraykanka ee lacagta fiican iyo tababarka fiican loogu deeqaa ay shacabka waliba xanuunsanaya ay si cad u dilaan. Hadana maxkamadu cafiso.

Hoos ka Daawo video-gan oo naxdin badan sida uu shaqsigu u qaylinayo ee uu u codsanayo inay dilka ka joojiyaan:

BARNAAMIJKA: Xulashada Todobaadka Ee SOMALI CHANNEL Oo Aqoonyahan Xassan Daa’uus Uu Ku Falanqaynayo Dhisida Dowlada Cusub Magaciibista Wasiirada Cusub Iyo Kuwii Hore+VIDEO

mqdefault

 

 

 

 

 

LUGHAYA.COM- BARNAAJIMKA: Xulashada Todobaadka halmar ka baxa Tv-ga SOMALI CHANNEL ayaa Todobaadkan waxaa marti ku ahaa Aqoonyahanka Xassan Axmed Xassan( Daa’uus )oo falanqeeyey arimaha dhisida dowlada Wasiirada cusub iyo kuwii hore iyo waliba waxa uu dastuurku ka qabo. Continue reading